Puntland Medical Association

Puntland Medical Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Medical Association, Medical and health, Garoowe.

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA), ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐‡๐š๐ฃ๐ข, ayaa ka qayb galay munaasabadda...
10/09/2026

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA), ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐‡๐š๐ฃ๐ข, ayaa ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Physiotherapy-ga.

Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabiyeen ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ง๐š๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ayaa lagu muujiyey muhiimadda ay physiotherapy-gu u leedahay soo kabashada, dhaqdhaqaaqa iyo tayeynta daryeelka caafimaadka. Ururka ๐๐Œ๐€ waxa uu bogaadinayaa bahda Physiotherapy-ga, waxayl uuna garab taagan yahay marwalba dadaallada lagu horumarinayo adeegyada caafimaad ee bulshada.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

Guddoomiyaha Zone 1 ee Ururka Dhakhaatiirta Puntland, ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐ž, ayaa ka qayb galay tababar loo qabtay mac...
04/09/2026

Guddoomiyaha Zone 1 ee Ururka Dhakhaatiirta Puntland, ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐ž, ayaa ka qayb galay tababar loo qabtay macalimiinta iyo maamulayaasha iskuulada magaalada Garowe, tababarkaas oo ahaa (๐๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ฅ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐š๐ง๐ ๐–๐ž๐ฅ๐ฅ-๐๐ž๐ข๐ง๐  ๐ข๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ: ๐–๐ก๐š๐ญ ๐„๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ ๐“๐ž๐š๐œ๐ก๐ž๐ซ ๐๐ž๐ž๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐Š๐ง๐จ๐ฐ).

Tababarkan oo ay soo agaasintay Arafat Group, waxaa soo jeediyay ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ค ๐€๐›๐๐ข๐ง๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐ฉ๐ฌ๐ฒ๐œ๐ก๐ข๐š๐ญ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ, kaas oo diiradda lagu saarayey muhiimadda garashada, fahamka iyo taageerada caafimaadka maskaxda iyo fayo-qabka ardayda.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA) ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐‡๐š๐ฃ๐ข ayaa ka qayb galay dood-cilmiyeed...
01/09/2026

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA) ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐‡๐š๐ฃ๐ข ayaa ka qayb galay dood-cilmiyeed ku saabsan Cagaarshowga nooca B (๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐), ka-hortaggiisa iyo tallaalkiisa, oo qayb ka ahayd Toddobaadka Aqoonta, Dhaqanka iyo Hal-abuurka ee Jaamacadda Puntland State University.

Waxaa sidoo kale doodda ka qayb qaadatay
๐ƒ๐ซ. ๐€๐ฆ๐š๐ฅ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ, oo ka tirsan xubnaha Ururka Dhakhaatiirta Puntland.

Ururka ๐๐Œ๐€ waxa uu garab taagan yahay aqoon-kororsiga iyo wacyigelinta bulshada ee ku aaddan ka-hortagga cudurrada iyo ilaalinta caafimaadka bulshada.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA), ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐‡๐š๐ฃ๐ข, ayaa si rasmi ah u qaatay Ruqsa...
30/08/2026

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA), ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐‡๐š๐ฃ๐ข, ayaa si rasmi ah u qaatay Ruqsadda Dhakhtarnimada Puntland.

Qaadashada ruqsaddu waa tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo nidaaminta mihnadda caafimaadka iyo ilaalinta heerarka xirfadeed.

Ururka ๐๐Œ๐€ waxa uu ku dhiirrigelinayaa dhammaan dhakhaatiirta ka hawlgasha Puntland inay qaataan ruqsaddooda, iyadoo si buuxda u garab taagan ๐๐‡๐๐‚ iyo dadaallada lagu horumarinayo nidaamka xirfadda caafimaadka Puntland.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

Ururka Dhakhaatiirta Puntland PMA, waxa uu bilihii u danbeeyey dadaal xoogan galinayay raadinta deeqaha waxbarasho isaga...
19/08/2026

Ururka Dhakhaatiirta Puntland PMA, waxa uu bilihii u danbeeyey dadaal xoogan galinayay raadinta deeqaha waxbarasho isaga oo kaashanaya wasaarada Caafimaadka Puntland, Waxaa socota xog aruurinta dhakhaatiirta danaynaysa fursadaan.

La xiriir Xafiiska ururka PMA, ee ku xusan warqada hoose.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

Garoowe, 13 Agoosto 2026: ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ (๐๐Œ๐€) ayaa qayb ka ahaa kulan wacyigelin ah oo lagu qabtay Xarun...
13/08/2026

Garoowe, 13 Agoosto 2026: ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ (๐๐Œ๐€) ayaa qayb ka ahaa kulan wacyigelin ah oo lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland, kaas oo looga hadlayay dhibaatooyinka iyo saamaynta ay qaar ka mid ah dawo-dhaqameedku ku yeelan karaan caafimaadka bulshada.

Kulanka waxaa ka qayb galay Dr. Maxamed Cabdullaahi Kurtun, oo ah qoraaga buugga โ€œDaawo-dhaqameedka Soomaalida iyo Tacaddigaโ€, kaas oo si qoto dheer uga hadlay khataraha caafimaad ee ka dhalan kara isticmaalka dawo-dhaqameedyo aan la hubin.

Ururka PMA waxa uu bogaadinaya dadaallada lagu xoojinayo wacyiga bulshada iyo fahamka ku saabsan isticmaalka dawooyinka si badbaado leh.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

08/08/2026

๐ƒ๐ซ. ๐Š๐š๐Ÿ๐ข๐š ๐€๐›๐๐ข๐Ÿ๐ข๐ญ๐š๐ก ayaa ka hadashay muhiimadda naas-nuujinta iyo faaโ€™iidooyinka ay u leedahay hooyada iyo ilmaha.

Naasnuujintu waa hadiyadda ugu horreysa ee caafimaadka ilmaha.

๐๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐š:
โ–ช๏ธNafaqo dhammaystiran
โ–ช๏ธ Difaac dabiici ah oo ka hortaga cudurrada
โ–ช๏ธKorriin iyo horumar caafimaad leh
โ–ช๏ธXiriir jacayl iyo kalgacal oo xooggan

Aynu wada taageerno hooyooyinka si ay u helaan jawi ku habboon naasnuujinta, una xaqiijiyaan mustaqbal caafimaad qaba oo carruurteenna ah.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA) ayaa ka qaybgalay munaasabadda ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ-๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, oo lag...
08/08/2026

Ururka Dhakhaatiirta Puntland (PMA) ayaa ka qaybgalay munaasabadda ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ-๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ee Gobolka Mudug.

Naas-nuujintu waa aasaaska caafimaadka iyo korriinka wanaagsan ee ilmaha. Caanaha naasku waxay ilmaha siiyaan nafaqo dhammaystiran, waxay xoojiyaan difaaca jirka, waxayna taageeraan korriinka iyo koboca maskaxda. Sidoo kale, naas-nuujintu waxay faaโ€™iidooyin caafimaad u leedahay hooyada.

Ururka PMA waxa uu bulshada ku dhiirrigelinayaa in la taageero hooyooyinka naaska nuujinaya, lana abuuro jawi u fududeeya naas-nuujinta, si loo helo jiil caafimaad qaba.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐š๐ฌ-๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿโ€“๐Ÿ• ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ Naas-nuujintu waa hadiyadda ugu horreysa ee ilmuhu helo, waana tiirk...
03/08/2026

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐š๐ฌ-๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐Ÿโ€“๐Ÿ• ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ

Naas-nuujintu waa hadiyadda ugu horreysa ee ilmuhu helo, waana tiirka caafimaadka iyo korriinka wanaagsan. Waxay siisaa ilmaha nafaqo dhammaystiran, waxay xoojisaa difaaca jirka, waxayna kor u qaaddaa caafimaadka hooyada.

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ (๐๐Œ๐€) wuxuu bulshada ku dhiirrigelinayaa in la taageero hooyooyinka naas-nuujinaya, lana abuuro jawi u fududeeya naas-nuujinta si jiil caafimaad qaba loo helo.

โ€œ๐๐š๐š๐ฌ-๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ช๐š๐›๐š.โ€

Wasaaradda Caafimaadka Puntland

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

๐Ÿซ ๐–๐€๐‚๐˜๐ˆ๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Š๐€๐๐’๐€๐‘๐Š๐€ ๐’๐€๐Œ๐๐€๐๐Š๐€Kansarka sambabku waa mid ka mid ah sababaha ugu waaweyn ee dhimashada la xiriirta kansa...
01/08/2026

๐Ÿซ ๐–๐€๐‚๐˜๐ˆ๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Š๐€๐๐’๐€๐‘๐Š๐€ ๐’๐€๐Œ๐๐€๐๐Š๐€
Kansarka sambabku waa mid ka mid ah sababaha ugu waaweyn ee dhimashada la xiriirta kansarka. Ogaanshaha h**e iyo daaweynta waqtigeeda la bilaabo waxay kordhin karaan fursadda badbaadada.

๐Ÿ”น Ka fogow sigaarka iyo qiiqiisa.
๐Ÿ”น Ka fogow hawada wasakhaysan iyo walxaha waxyeellada leh ee dhaawici kara hab-dhiska neefsashada.
๐Ÿ”น La xiriir xarun caafimaad haddii aad isku aragto:
โ–ช๏ธQufac muddo dheer socda.
โ–ช๏ธDhiig la socda qufaca.
โ–ช๏ธXanuun ama cadaadis laabta ah.
โ–ช๏ธMiisaan lumis aan la fasiri karin.
โ–ช๏ธNeefsashada oo kugu adkaata.

๐ŸŽ—๏ธ Baaritaanka h**e iyo daaweynta waqtigeeda la bilaabaa waxay kordhiyaan fursadda bogsashada.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐Š๐‡๐€๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ ๐„๐„ ๐๐Œ๐€.

Address

Garoowe
4747

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Medical Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share