Qaran hospital

Qaran hospital Qaran Hospital — Garowe’s home for modern, trusted healthcare.

With advanced diagnostics and expert medical care, we ensure the safety, comfort, and wellbeing of every patient we serve.

12/05/2026

Xasuusin!!
Balan-qabso oo horay u gaar Dr abdiweli jamaal oo ka hawl-galaya Qaran hospital

Wargelin!!La kulan Dr abdiwali Jamaal oo ku takhasusay daaweynta xanuunnada taranka ragga iyo dumarka oo ka hawl-galaya ...
11/05/2026

Wargelin!!
La kulan Dr abdiwali Jamaal oo ku takhasusay daaweynta xanuunnada taranka ragga iyo dumarka oo ka hawl-galaya Qaran hospital

10/05/2026

Qayba qaliimadda guud iyo qaliimadda layserka waxaa kugu diyaar ah .

08/05/2026

Bahda Qaran Hospital waxa ay si weyn usoo dhawaynaysa isla markaana ugu bishaaraynaysa bulshada ku dhaqan gayiga Puntland in uu si rasmi ah u soo gaaray Dr. Cabdiweli jamaal oo ku takhasusay daaweynta xanuunnada taranka ragga iyo dumarka.

Dhakhtarku wuxuu si rasmi uga shaqa bilaabi doona qaran hospital 7-da May 2026, isaga oo bulshada u faa'ideen doona adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, kuna saabsan daaween , baaritaan , iyo la-talinta, ku saabsan xanuunnada la xiriira caafimaadka taranka ragga iyo dumarka .

📍 Kusoo booqo Qaran Hospital si aad uga faa’iidaysato adeegyada caafimaad ama laxiriir 252096947521 , 2520907598611.

07/05/2026
Bahda Qaran Hospital waxay si diirran usoo dhoweynaysaa isla markaana ugu bishaaraynaysaa bulshada ku dhaqan gayiga Punt...
07/05/2026

Bahda Qaran Hospital waxay si diirran usoo dhoweynaysaa isla markaana ugu bishaaraynaysaa bulshada ku dhaqan gayiga Puntland in uu si rasmi ah magaalada Garoowe usoo gaaray Dr. Cabdiweli Jamaal oo ku takhasusay daaweynta xanuunnada taranka ragga iyo dumarka.

Dhakhtarku waxa uu ka shaqa bilaabi doonaa 7 May 2026 gudaha Qaran Hospital, isaga oo bulshada u fidin doona adeegyo caafimaad oo tayo sare leh oo ay kamid yihiin baaritaan, daaweyn iyo la-talin caafimaad oo la xiriira xanuunnada taranka ragga iyo dumarka.

Kusoo booqo Qaran Hospital si aad uga faa’iidaysato adeegyada caafimaad ee dhakhtarka.
📞 096947521 | 0907598611

Sannad kasta maanta oo kale 5-ta May waxaa laxusaa Maalinta Umulisooyinka Adduunka (International Day of the Midwife).  ...
05/05/2026

Sannad kasta maanta oo kale 5-ta May waxaa laxusaa Maalinta Umulisooyinka Adduunka (International Day of the Midwife).


04/05/2026

𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝
Qaybta Kelyaha iyo Kaadi-mareenka ee Isbitaalka Qaran ayaa si guul leh u fulisay qalliin lagu daaweynayay qanjirka Prostate-ka.
Ka xoroow dhibaatooyinka iyo xanuunka qanjirka Prostate-ka, oo soo booqo qaybta kelyaha iyo kaadi-mareenka ee isbitaalka qaran.



Qaybta qaliimada guud iyo kuwa layserka ee Qaran hospital waxaa kuugu diyaar ahDr. Meekail Mohamoud.📍 Jidka Meeraysane, ...
02/05/2026

Qaybta qaliimada guud iyo kuwa layserka ee Qaran hospital waxaa kuugu diyaar ah
Dr. Meekail Mohamoud.
📍 Jidka Meeraysane, kasoo horjeedka UN | 📞 0906947521 / 0905382953.

28/04/2026

𝐌𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐥𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐢𝐬𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐟𝐢𝐫-𝐟𝐢𝐫𝐜𝐨𝐨𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐚?

Qaybta Lafaha ee Qaran Hospital waxa ay ku siinaysaa daryeel tayo sare leh oo ay bixiyaan dhakhaatiir ku takhasusay daaweynta jabniinka, xanuunada dhabarka, murqaha iyo seedaha.

Kala xiriir:
📞 +252906947521 | +252905382953

Ma la dhibantahay xanuunada dhalma la'aanta?Ma tahay hooyo la tacaalaysa xanuunada dumarka? Mise waxaad la kulantaa dhib...
26/04/2026

Ma la dhibantahay xanuunada dhalma la'aanta?
Ma tahay hooyo la tacaalaysa xanuunada dumarka?
Mise waxaad la kulantaa dhibaatooyin la xiriira taranka ragga ama dumarka?

Haddii jawaabtu tahay haa, tani waa fursadadaadii!!

Dr. Abdiwali Jamal (khabiir ku takhasusay daaweynta xanuunada taranka ragga & dumarka) oo ka yimid Muqdisho, ayaa hadda muddo kooban ka hawl-galaya isbitaalka Qaran ee garowe.

👉 Ha sugin ilaa ay kaa buuxsamaan lambaradu, horay u gaar oo is-diiwaangeli maanta!

📞 La xiriir:
+252907598611
+252904025555

Address

UNCC
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Qaran hospital:

Share

Category