Dhakhtarka Waydii

Directions

Dhakhtarka Waydii ๐ŸŽ™๏ธ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐†๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ | ๐ŸŽค๐–๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ

08/10/2026

Cudurka EBOLA oo somalida cabsi badan ku Abuuray .
ใ‚šviralใ‚ท

26/09/2026

โ€œDadka 65 sano kawayn ayaa ka Tiro Batay Caruurta Da,doodi ka yar Tahay 5 sano waana Markii ugu Horeeysay Aduunka ay sidaan Dhacaysoโ€ .

ใ‚šviralใ‚ท

24/09/2026

โ€œ14 kalkaaliyaal oo Hospital ka wada shaqeeynayay oo hal mara uur wadayeeshay โ€œ
ใ‚šviralใ‚ท

Dhaqtar u Dhashay Dalka Jabaan ayaa Wajahay ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฌ๐ž๐ž๐๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐œ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ka dib markii uu si Qalad...
08/09/2026

Dhaqtar u Dhashay Dalka Jabaan ayaa Wajahay ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฌ๐ž๐ž๐๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐œ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ka dib markii uu si Qalad ah u cunay hilib Digaag oo aan si fiican loo karin.

๐‘ฉ๐’‚๐’Œ๐’•๐’†๐’†๐’“๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’Ž๐’‘๐’š๐’๐’๐’ƒ๐’‚๐’„๐’•๐’†๐’“ ๐’‹๐’†๐’‹๐’–๐’๐’Š oo ku jirtay hilibkaas ayaa keentay in hab-dhiska difaaca jirkiisu uu si khaldan u weeraro neerfayaashiisa, maadaama ay jiraan qaybo bakteeriyadaas ka mid ah oo u muuqaal eg neerfayaasha bini'aadanka.

Dhibaatadan oo ku bilaabatay kabuubyo iyo tabar-dari dhanka lugaha ah ayaa ugu dambayn gaartay shalal buuxa, taas oo keentay in uu hadda isticmaalo kursiga dadka naafada ah.

๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐๐š๐ง๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ ๐ง๐ข๐ข๐ง ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง ๐ฌ๐ข ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ก๐ฎ๐›๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ข๐ง ๐ก๐ข๐ฅ๐ข๐›๐ค๐š ๐๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐ข ๐ก๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐จ, ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐š๐ฆ๐š ๐ค๐ก๐š๐ฅ๐š๐๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฒ๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐ค๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐›๐š๐›๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š.

05/09/2026

Daawada wadanka Taal Maxay Bukaanada Qaar wax uga tari laโ€™dahay ?

ใ‚šviralใ‚ท

20/08/2026

Qaybta 1aad

โ€œ Khatarta Ay lee Dahay Daawada Guriga la dhigto ee caruurta dib laga siiyo โ€œ

18/07/2026

Lawadaag vidiogan saaxibkaa Taleefonka suuliga ku isticmaala
si uu suuligana wakhati h**e uga soo baxo ugana taxadaro khatarta Caafimaad uu lee yahay
ใ‚šviralใ‚ทfypใ‚ทใ‚š

06/07/2026

Fariin Caafimaad
โ€œ Fadlan Shaqaaalaha Guriga kuu joogo waxaad ka Baartaa xanuunada faafa โ€
ใ‚šviralใ‚ท

27/06/2026

Fadalan ha cabin biyaha marka aad subixii soo kacdid adigoon afkaaga iska nadiifin ใ‚šviralใ‚ทfypใ‚ทใ‚š

20/06/2026

Fadlan Halaga Taxadro Nadaafada Gogasha lagu seexanyo
ใ‚šviralใ‚ทfypใ‚ทใ‚š

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhakhtarka Waydii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share