14/09/2026
๐ฉบ Ku Soo Dhawoow Bogga Rasmiga ah ee Dr.Mohamed Aamiin
Boggan cusub waxaa si gaar ah uga hadli doonaa Caafimaadka carruurta iyo dhallaanka, iyadoo aan ku soo gudbin doono macluumaad caafimaad oo waxtar leh, talooyin iyo wacyigelin ku saabsan daryeelka ubadka.
Waxaad boggan ka heli doontaa:
๐ถ Caafimaadka iyo daryeelka dhallaanka
๐ง Xanuunnada carruurta iyo calaamadahooda
๐ฉบ Talooyin ku saabsan ka hortagga iyo maaraynta xanuunnada carruurta
๐ฅ La-talinta nafaqada carruurta iyo dhallaanka
๐คฑ Naasnuujinta iyo nafaqada hooyada & ilmaha
๐ Koritaanka iyo horumarka ilmaha
๐จ Calaamadaha halista ah ee u baahan in si degdeg ah loo raadsado daryeel caafimaad
๐ก Wacyigelin caafimaad oo ku salaysan aqoon iyo talooyin caafimaad oo sax ah
Ujeeddadeennu waa:
In waalidiinta iyo daryeelayaasha carruurtu helaan xog caafimaad oo la fahmi karo, talooyin waxtar leh, iyo wacyigelin ku saabsan caafimaadka, koritaanka iyo nafaqada carruurta iyo dhallaanka.
๐ Fadlan raac (Follow) boggan si aad ula socoto talooyinka iyo wacyigelinta cusub ee ku saabsan caafimaadka ubadka.
DrMohamed Aamiin
Dhakhtarka Carruurta iyo Dhallaanka
Pediatrics & Child Health
โค๏ธ โDaryeel Tayo leh kuna dheehan Naxariis.โ