Burtinle District Hospital

Call Directions

Burtinle District Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Burtinle District Hospital, Hospital, Garowe.

Isbitaalka Degmada Burtinle waxu bixiyaa adeegyo cafimad oo tayo leh oo ay ka mid yihin
✅ Umulinta (Maternal & Child Health)
✅ Gurmadka Degdegga ah (Emergency)
✅ Baarista iyo Shaybarka (Lab)
✅ Daryelka Guud (Outpatient)
Cafimadkaga ayaa mudnaanta 1aad leh

04/06/2026

Qaar kamida bukanadda isbitaalka Guud ee Deg.Buurtinle ayaa ka waramay Shaqooyinka Cafimaad ee loo fidiyey, iyadoo Isbitaalka Guud ee Degmada Buurtinle bixinayo adeegyo Cafimaad oo sareeya .

WAR-BIXIN, Taariikh: 03 Juun 2026Goobta: Degmada Burtinle, Gobolka NugaalMaanta oo ay taariikhdu tahay 03 Juun 2026, Tal...
03/06/2026

WAR-BIXIN,
Taariikh: 03 Juun 2026
Goobta: Degmada Burtinle, Gobolka Nugaal
Maanta oo ay taariikhdu tahay 03 Juun 2026, Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal, Gaashaanle Sare Fu'aad Maxamuud Xuseen, oo ay weheliyaan saraakiisha iyo hoggaanka sare ee Ciidanka Booliiska Gobolka Nugaal, kuwaas oo hawlo shaqo u jooga Degmada Burtinle, ayaa booqasho ku tegay Isbitaalka Guud ee Degmada Burtinle.
Wafdiga Taliyaha waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Burtinle, Dr. Fahad Cabdisalaan Maxamuud, iyo maamulka isbitaalka. Agaasimuhu wuxuu wafdiga ku soo wareejiyey qaybaha kala duwan ee isbitaalka, isaga oo warbixin ka siiyey habsami u socodka adeegyada caafimaad ee uu bixiyo isbitaalku iyo xaaladda guud ee bukaannada lagu daweynayo.
Intii ay booqashadu socotay, Taliyaha iyo saraakiisha la socday waxay indhahooda ku soo arkeen shaqada wanaagsan ee ka socota isbitaalka, gaar ahaan adeegyada daaweynta, qalliinnada iyo daryeelka caafimaad ee loo fidinayo bulshada deegaanka.
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa bogaadiyey dadaalka maamulka iyo shaqaalaha caafimaadka ee Isbitaalka Guud ee Burtinle, isagoo ku ammaanay kaalinta ay ka qaadanayaan badbaadinta nolosha bulshada iyo horumarinta adeegyada caafimaadka ee degmada.
Ugu dambayn, maamulka isbitaalka iyo wafdiga Booliiska Gobolka Nugaal ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay iskaashiga hay'adaha dowladda si loo xoojiyo adeegyada bulshada iyo horumarka guud ee degmada.
DHAMMAAD

28/03/2026

Daily work across departments to care for our community.






26/03/2026

Digital X-ray service now available at Burtinle District Hospital
Improving diagnosis for our community.

23/03/2026

New life. Safe delivery. Quality care.
At Burtinle District Hospital, our maternity team works around the clock to ensure every mother and baby receives the care they deserve.
From admission to delivery we are here for every mother, every child, every time.
Proud to support maternal health in our community. 🇸🇴🏥

17/03/2026

Today we managed a complicated abscess timely intervention helped relieve pain and prevent complications.

16/03/2026


Qeybta sheybaarka ee isbitaalka D Burtinle oo si habsami leh ey uga socoto shaqada maalin laha ah

Address

Garowe

Telephone

+252906277776

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burtinle District Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category