23/02/2026
Afur Wanaagsan
Ku billow afurkaaga timir iyo biyo cad si aad u ilaaliso caafimaadka wadnahaaga.
Caafimaadka wadnahaagu waa mudnaantaada!
π Goobta: Near Shaariqa Hotel
π 0907265708 | 0906691770 | 0907532761