20/08/2026
🚨 DEG-DEG: DHIIG B- AH AYAA LOOGA BAAHAN YAHAY ISBITAAL GOL-NUGAAL🚨
Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Gol-Nugaal waxaa si degdeg ah looga baahan yahay dhiig noociisu yahay B- (B Negative).
Hooyo ayaa dhiig-baxaysa, dhiig-yaraan xoogganina hayso, waxaana loo baahan yahay dhiig-bixiye B- ah sida ugu dhakhsaha badan.
🙏 Fadlan, cid kasta oo leh B- ama taqaan qof leh noocaan dhiigga ah, fadlan ha la xiriirto ama ha timaaddo Isbitaalka Gol-Nugaal.
📞 Wac: 7933096
Fadlan fariintan la wadaag dadka kale si aan u gaarno qofka dhiiggan haya.