Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center

Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center Eine Cleft Operation ermöglicht Kindern eine gesunde und menschenwürdige Zukunft

Caafimaadkaagu waa mudnaantayada!
13/06/2026

Caafimaadkaagu waa mudnaantayada!

PLASTIC, RECONSTRUCTION & MICRO SURGERY Dhakhtarka qaliimada dabka, seedaha iyo dib u hagaajinta dhaawaca Dhaawacyada da...
10/06/2026

PLASTIC, RECONSTRUCTION & MICRO SURGERY Dhakhtarka qaliimada dabka, seedaha iyo dib u hagaajinta dhaawaca Dhaawacyada dabka ee maqaarka. Burooyinka oogada sare. Seedaha gacmaha iyo Lugaha qallooca. Dhamaan dhaawacyada jirka.

Somcare Hospital waxaa ka hawlgelaya Dr. Abdurizak Ali oo ku takhasusay qaliimada, dhaawaca dabkaiyo dhiska jirka, seeda...
03/06/2026

Somcare Hospital waxaa ka hawlgelaya Dr. Abdurizak Ali oo ku takhasusay qaliimada, dhaawaca dabkaiyo dhiska jirka, seedaha iyo neerfaha gacmaha.

Somcare Hospital dhakhtarka qaliimada caruurta Pediatric Surgery
31/05/2026

Somcare Hospital dhakhtarka qaliimada caruurta Pediatric Surgery

Somcare Hospital qaliimada iyo daryeelka lafaha
31/05/2026

Somcare Hospital qaliimada iyo daryeelka lafaha

Somcare Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed ee baahida u qabta, qaliimada faruuryaha, ciridka iyo dhabxanaga, ku wergel...
30/05/2026

Somcare Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed ee baahida u qabta, qaliimada faruuryaha, ciridka iyo dhabxanaga, ku wergelinayaa ka faa'idaysiga fursadan qaliimada oo socondoonta mudada u dhaxaysa 13.06.2026 - 22.06.2026.

Somcare Hospital Ulrasound-ka casriga ah ee 3D/4D waa habka ugu wanaagsan ee lagu qiimeeyo caafimaadka hooyada iyo ilmah...
30/05/2026

Somcare Hospital Ulrasound-ka casriga ah ee 3D/4D waa habka ugu wanaagsan ee lagu qiimeeyo caafimaadka hooyada iyo ilmaha uurka ku jira.

Address

Airport Road
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center:

Share