DR Fatima Xoosh

DR Fatima Xoosh Boggan wuxuu diiradda saarya ka hadalka arimaha tarbiyadda, dhibaatooyinka ka jira bulshada Soomaali

28/08/2026

Saamaynta dhabta ah ay leedahay caruurta cuntada lagu siinayo telephone-ka.

26/06/2026

Maxaa keenay Tacadi Wadareedka?
Gabdhahana ma la beegsanayaa?

12/06/2026

Dhibaatooyin nafsiyeed oo ka yimaadda tarbiya aan u aragno tarbiya wanaagsan (3)
Cabsida ah in Alle loo dhawaado.

09/06/2026

Dhibaatooyin nafsiyeed oo ka yimaadda tarbiya aan u aragno tarbiya wanaagsan (2)
(Dareenka ah inaan dadka kale ka hooseeyo)

24/05/2026

โ€œDhibaatooyin nafsiyeed oo ka yimaadda tarbiya aan u aragno tarbiya wanaagsan (1)
Waxaan ku hawlanahay raaligelinta dadka.

18/03/2026

๐—๐š๐ฅ๐ช๐š๐๐๐š 6-๐š๐š๐:- Nolosha Agoonta: Xanuun iyo Rajo.
๐‘ด๐’‚๐’“๐’•๐’Š๐’…๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’๐’’๐’‚๐’…๐’…๐’‚:- Cabdullaahi Maxamuud Yaasiin.

13/03/2026

๐—๐š๐ฅ๐ช๐š๐๐๐š ๐Ÿ“-๐š๐š๐:- Hooyooinka keligood caruurta koriya โ€๐’๐ข๐ง๐ ๐ฅ๐ž ๐ฆ๐จ๐ญ๐ก๐ž๐ซโ€
๐‘ด๐’‚๐’“๐’•๐’Š๐’…๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’๐’’๐’‚๐’…๐’…๐’‚:- Wasiir/xildhibaan h**e ustaada Farxiya Yusuf

07/03/2026

๐—๐š๐ฅ๐ช๐š๐๐๐š ๐Ÿ’-๐š๐š๐:-Tiknoolojiyadda iyo Caruurta
๐‘ด๐’‚๐’“๐’•๐’Š๐’…๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’๐’’๐’‚๐’…๐’…๐’‚:- Eng Muniir Sh Abdulahi.

03/03/2026

๐‘ฟ๐’‚๐’๐’’๐’‚๐’…๐’…๐’‚ 3-๐’‚๐’‚๐’…:- ๐“๐š๐ซ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐Œ๐š ๐Š๐ฎ ๐…๐ข๐ข๐œ๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ
๐‘ด๐’‚๐’“๐’•๐’Š๐’…๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’๐’’๐’‚๐’…๐’…๐’‚:- ๐‘ฑ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’–๐’…๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’‚๐’˜๐’Œ๐’†.

Xalqaddan โ€œ๐“๐š๐ซ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š: ๐Œ๐š ๐Š๐ฎ ๐…๐ข๐ข๐œ๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ?โ€ waxaan ku falanqaynay macnaha dhabta ah ee tarbiyadda, farqiga u dhexeeya tarbiyad iyo daryeel keliya, iyo cidda dhab ahaantii masโ€™uulka ka ah korinta ubadka.

Waxaan ka hadalnay sida qof uga bogsan karo waalid dayacay, doorka Qurโ€™aanka iyo waxbarashada, halka ay ka bilaabato barbaarintu, iyo sida xulashada lammaanaha ay u saameyso mustaqbalka carruurta.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR Fatima Xoosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category