๐——๐—ฟ. ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ - ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—ป

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • ๐——๐—ฟ. ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ - ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—ป

๐——๐—ฟ. ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ - ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ

๐Ÿ“ ๐™”๐™–๐™จ๐™๐™›๐™ž๐™ž๐™ฃ ๐™’๐™ค๐™ข๐™š๐™ฃ & ๐˜พ๐™๐™ž๐™ก๐™™๐™ง๐™š๐™ฃโ€™๐™จ ๐™ƒ๐™ค๐™จ๐™ฅ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก
๐™‚๐™–๐™ง๐™ค๐™ฌ๐™š โ€“ ๐™‹๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™ก๐™–๐™ฃ๐™™ โ€“ ๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž๐™–

30/08/2026

Waxaa maanta si guul ah uga baxaya isbitaalka Yashfiin baby hani oo ku dhashay isbitaalka.
Ilmahan yar waxa uu ku dhashay xaaladda loo yaqaan birth asphyxia taas oo ah in ilmuhu dhakhso ooyin.
muddadii ay nala joogeen Isbitaalka waxaan si dhow ula soconay xaaladda ilmahaas isagoo laguula tacaalaayey qaybta daryeelka iyo xannaanada gaarka ah ee NICU. Ugu danbeyn latacaalid dheer kadib maanta wuu fiicanyahay Oxygen tiisu waa caadi naaska hooyadiisna wuu qabsan karaa.

23/08/2026
Akhriska iyo sheeka wadaaga waxay ilmaha ka caawisaa inuu yeesho maskax firfircoon, erey bixin  wanaagsan iyo fikir hal-...
20/08/2026

Akhriska iyo sheeka wadaaga waxay ilmaha ka caawisaa inuu yeesho maskax firfircoon, erey bixin wanaagsan iyo fikir hal-abuur leh.

18/08/2026

Ilmahaaga xudduntu ma soo barartaa marka uu ooyo? Ha welwelin, aan kuu sharxo goorta ay caadi tahay iyo goorta dhakhtar loo baahan yahay.

Jimce wanagsan dhammaan umadda muslimiinta ah. Ilahaay ha caafiyo dhammaan inta xanuusan.
14/08/2026

Jimce wanagsan dhammaan umadda muslimiinta ah. Ilahaay ha caafiyo dhammaan inta xanuusan.

Caafimaadka ilmahaaga waa mudnaantayada koowaad.Ilmo kasta waxa uu mudan yahay Badbaado, Naxariis, Daryeel iyo Mustaqbal...
13/08/2026

Caafimaadka ilmahaaga waa mudnaantayada koowaad.
Ilmo kasta waxa uu mudan yahay Badbaado, Naxariis, Daryeel iyo Mustaqbal caafimaad qaba.

09/08/2026

Dhallaanka iyo carruurtuba waa kuwo unugul xanuunnada hadeynan helin difaac sarreeya iyo dhakhtar takhasus ku ah daweynta carruurta iyo dhallaanka.
Waxan ka hawlgalaa Isbitalka Yashfiin qaybtiisa 1aad.

28/07/2026

Maanta oo ku beegan maalinta cagaarshowga adduunka, waxaan bulshada uga jawaabay qayb kamid ah su'aalaha ay isoo weydiiyeen oo ku saabsan xannuunka cagaarshow noociisa B (Hepatitis ๐Ÿ˜Ž



22/06/2026

Dengue fever waa xanuun halis ah siiba marka uu ku dhoco carruurta. Calaamadahaas aan sheegay haddii aad ilamahaaga ku aragtid fadlan booqo dhakhtarka carruurta kugu dhow si ilmahaagu u helo daweyn iyo daryeel dhameystiran.

14/06/2026

Address

๐™”๐™–๐™จ๐™๐™›๐™ž๐™ž๐™ฃ ๐™’๐™ค๐™ข๐™š๐™ฃ & ๐˜พ๐™๐™ž๐™ก๐™™๐™ง๐™š๐™ฃโ€™๐™จ ๐™ƒ๐™ค๐™จ๐™ฅ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 22:00

Telephone

+252907933903

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐——๐—ฟ. ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ - ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—ป posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to ๐——๐—ฟ. ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ - ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—ป:

Shortcuts

Share

Category