Mubaarak pharmaceutical Company

Mubaarak pharmaceutical  Company Mubarak pharmacy is based in Hargeisa,Burao,Wajale and Mugdisho, and provides pharmacy services to the local community.

25/07/2026

πŸ’Š Vitarix Syrup – Xalka Ugu Habboon ee Rabitaanka Cuntada & Tamarta Jidhka! ✨

Ma ku jirtay xaalad uu rabitaankaaga cuntadu yar yahay (appetite-ka), ama aad dareemaysid daal joogto ah iyo fitamiin yari? πŸ₯±βž‘️⚑

Vitarix Syrup waxay kaa caawinaysaa in jidhkaagu helo nafaqada iyo tamarta uu u baahan yahay!

πŸ§ͺ Maxaa ku jira Vitarix Syrup?

Cyproheptadine: Waxay furtaa rabitaanka cuntada (appetite-ka).

Vitamin B-Complex (B1, B2, B6, B12): Waxa uu kordhiyaa dhiigga, Waxay taageertaa shaqada maskaxda, waxay kordhisaa tamarta jidhka.

πŸ‘Ά Yaa Qaadan Kara Vitarix Syrup?

Waxaa qaadan kara carruurta jirta 2 sano iyo wixii ka weyn iyo dadka waaweyn!

πŸ“ Dalbo Hada: Waxaad ka heli kartaa dhammaan laamaha Mubaarak Pharma Co ee Muqdisho, Hargeysa, Burco, Wajaale, iyo gobollada kale!

πŸ“ž Nala Soo Xidhiidh: 0633674444
πŸ’¬ Fariin noo soo dir (Direct Message) si aan kuugu jawaabno!

πŸŒ™βœ¨ Ciidul Adxaa Mubaarak βœ¨πŸŒ™Shirkadda Mubaarak Pharma Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shaqaalaha, mac...
26/05/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciidul Adxaa Mubaarak βœ¨πŸŒ™

Shirkadda Mubaarak Pharma Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shaqaalaha, macaamiisha iyo bulshada guud ahaanba munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

πŸ‘ Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan
🀍 Ciid wanaagsan, farxad iyo barwaaqo sanadkan sanadkiisa ku gaadha.

πŸ“ Mubaarak Pharma Co.
Noogu kaalay Daawo Tayo leh iyo Qalabka caafimaadka noocyadiisa kala duwan.





31/03/2026

πŸ“ŒMa dareentaa dhabar xanuun iyo daal marka aad muddo dheer fadhido? πŸ›‘

Hadday tahay xafiiska ama safarka baabuurka, dhibaatada fadhiga khaldan halkan ayay ku dhammaanaysaa!

Xalka Raaxada iyo Caafimaad qabka Jidhkaaga:

Mubaarak Pharma Co waxay idiin soo bandhigaysaa barkinta caanka ah ee Tynor Ortho Cushion Seat iyo Back Restfull. Waa laba barkimo oo talo galay inaad ka hesho fadhi raaxo leh, ayna kor u qaadhaan caafimaad qabka lafdhabartaada.

Maxaad ugu baahan tahay?

βœ… Daryeelka Laf-dhabarta: Waxay yaraysaa culayska saarma lafta sinaha(Coccyx).

βœ… Waxay kaa caawinaysaa inaad si quman u fadhiisato(Correct Posture: Waxay kuu saamaxaysaa inaad u fadhiisato si toos ah oo nasasho leh.

βœ… Meel Kasta La Tag: Ku habboon kuraasta xafiiska iyo kuraasta baabuurta ee safarka dheer.

Ha sugin inta xanuunku kugu sii kordhayo!
Daryeelka iyo raaxada jidhkaaga maanta ka bilow Mubaarak Pharma Co.

Nagala soo xidhiidh:
πŸ“ž Taleefanka & WhatsApp: 0633674444
πŸ“ Goobta: Hargeisa, Somaliland

πŸŒ™βœ¨ Ciid Mubaarak! βœ¨πŸŒ™Hambalyo Hambalyo Waxaanu bulshada ku hambalyeynaynaa farxadda Ciidal Fidriga, Ilaahay sanadkan sana...
19/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciid Mubaarak! βœ¨πŸŒ™

Hambalyo Hambalyo
Waxaanu bulshada ku hambalyeynaynaa farxadda Ciidal Fidriga, Ilaahay sanadkan sanadkiisa Ilaahay inagu gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo.

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo dhammaan camalkii wanaagsanaa. 🀲

Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ku raaxeysta farxad, caafimaad iyo nabad, kana helo maalmahan barakeysan kheyr iyo barwaaqo badan.

πŸ’Š Inta lagu jiro maalmahan Ciidda, ha ilaawin caafimaadkaaga iyo kan qoyskaaga β€” daawooyin tayo leh, iyo qalab caafimaad (medical equipment) waa muhiim mar walba.

Ciid Mubaarak dhammaantiin! πŸŒΈπŸŒ™
Farxad, jacayl iyo caafimaad ha idinla jirto 🀍

πŸŒ™ Jumca  MUBAARAK πŸŒ™Jimce wanaagsan dhammaan asxaabta iyo macaamiisha qaaliga ah.Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, salaadda...
13/02/2026

πŸŒ™ Jumca MUBAARAK πŸŒ™

Jimce wanaagsan dhammaan asxaabta iyo macaamiisha qaaliga ah.

Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, salaadda, iyo acmaasha wanaagsan.
Ha inooga dhigo maalin barako leh oo nabad, caafimaad iyo kheyr badan leh. 🀲

Xusuusnow in caafimaadku yahay nimco, daryeelka jidhkaagana uu ka mid yahay cibaado
Mubaarak Pharma mar walba waxay kuu taagan tahay adeeg caafimaad oo tayo leh. πŸ’Š

πŸ“ Booqo xarumaha Mubaarak Pharma Co si aad u hesho:
βœ”οΈ Daawooyin tayo leh
βœ”οΈ Qalabka caafimaadka
βœ”οΈ Body supports & fitness products

Allaha naga dhigo kuwii ka faa’iidaysta fursadaha wanaagsan iyo maalmaha barakada leh.





🩺 Qalabka Caafimaadka noocyadiisa kala duwan.  πŸ›οΈβ™ΏπŸ’ͺMa u baahan tahay qalab caafimaad oo tayo leh? Shirkadda Mubaarak pha...
09/02/2026

🩺 Qalabka Caafimaadka noocyadiisa kala duwan. πŸ›οΈβ™ΏπŸ’ͺ

Ma u baahan tahay qalab caafimaad oo tayo leh?

Shirkadda Mubaarak pharmaceutical Company waxay idiin haysaa dhammaan qalabka caafimaadka noocyadiisa kala duwan oo ku habboon bukaanada iyo adeegyada caafimaadka.

βœ… Waxyaabaha aan idiin hayno

πŸ›οΈ Hospital Beds- Sariiro (Manual &Electric)

β™Ώ Wheelchairs (Kuraasta Curyaamiinta)

🚢 Walking Aids – Walkers, Crutches & Walking Sticks

🚽 Commode Chairs (Kursaasta booyada leh)

🩺 Blood Pressure Machine
🩸 Glucometer
🌑️ Thermometer
πŸ’ͺ Back Support, Knee Support, Waist Belt & Neck Collar

πŸ§‘β€βš•οΈ Ku habboon:

βœ” Bukaan guriga lagu daryeelo
βœ” Waayeel & bukaanada Safarka ah.
βœ” Cisbitaalada & Goobaha Caafimaadka
βœ” Dadka qaba xanuunada kala-goysyada iwm.

πŸ’™ Tayo Sare β€’ Qiimo Macquul ah ugu kaalay shirdkadda Mubaarak Pharma Co

πŸ“© Nala soo xidhiidh si aad u dalbato ama u hesho faahfaahin dheeraad ah.

0634182001/4434464/4415872
523044/512229/711101














πŸ”₯ Maareynta Xummadda (Qandhada) – Fever ManagementXummadu ma aha cudur lakiin waa calaamad muujinaysa in jidhku la dagaa...
08/02/2026

πŸ”₯ Maareynta Xummadda (Qandhada) – Fever Management

Xummadu ma aha cudur lakiin waa calaamad muujinaysa in jidhku la dagaallamayo infection. Haddaba si aad u maarayso xummada raac tilmaamahan soo socda:

βœ… RAAC TALLAABOOYINKA:

βœ”οΈ Qaado nasasho kugu filan
βœ”οΈ Cab biyo badan kana ilaali jidhkaaga ama ilmahaaga fuuq baxa (Dehydration) adiga oo qaadanaya ama ilmahaaga siinaya ORS, Sharaab sida Liin Macaanta, Maraq IWM.
βœ”οΈ Isticmaal Panda ( ) si loo dejiyo xummadda (qandhada)
βœ”οΈ Raac qiyaasta saxda ah ee loo isticmaalo noocyada kala duwan ee Panda Tablet, Effervercent, Syrup, Panda Extra adiga oo u eegaya qiyaasta saxda ah (da’da & miisaanka)
βœ”οΈ Jidhka ku masax biyo diirran haddii xummaddu kugu badato
βœ”οΈ Ku dedaal inaad hawo fiican hesho

βœ… Sida loo qaato Paracetamol (Panda) Carruurta iyo dadka waaweyn ba (Dosage):

βœ”οΈ Carruurta 1bil jirta ama ka weyn waxa la siiyaa 15mg/kg 3 ilaa jeer maalintii, ugu badnaan 60mg/kg ayaa maalintii la siin karaa.
βœ”οΈ Dadka waaweyn waxa la siin karaa 1g 3 ilaa 4 waqti ugu badnaan waxaad qaadan kartaa 4g maalintii.

🚫 KA FOGOOW WAXYAABAHAN:
❌ Isticmaal antibiyootiga (Antibiotics) adoon dhakhtar la tashan
❌ Isku darka dawooyinka xummadda ee kala duwan
❌ Ha qaadan, carruurtana ha siin wax ka badan qiyaasta la oggol yahay

⚠️ GOORMAAD DHAAKHTAR U BAABAN TAHAY:
πŸ”Έ Haddii xummaddu ku hayso muddo ka badan 3 maalmood
πŸ”Έ Haddii ay xummaddu gaadho 39Β°C ama ka badan marka la cabbiro
πŸ”Έ Haddii ay la socoto matag, suuxdin, finan, ama qoorta oo adkaata
πŸ”Έ Carruurta yaryar, waayeel, iyo haween uur leh waxay u baahan yihiin taxadar dheeraad ah mar kasta
πŸ’Š Daawada koowaad ee WHO ku talisaa waqtiyada xummadu jirto waa PARACETAMOL ( PANDA), Sidoo kale waxa la qaadan karaa Ibuprofen ( )

πŸ“ Mubaarak Pharma Co waxaad ka helaysaa dhammaan noocyada Joswe Panda Tablet,Panda Extra, Panda Effervercent, Panda Syrup oo ah noocyada ugu Tayada wanaagsan Paracetamol

πŸ“ž Nagala soo xidhiidh 0634182001/523044/711101












Vitarix   waa sharoobo kordhisa Appetite ka iyo Miisaanka waxay ka kooban tahay laba maado oo kala ah Cyproheptadine iyo...
07/02/2026

Vitarix waa sharoobo kordhisa Appetite ka iyo Miisaanka waxay ka kooban tahay laba maado oo kala ah Cyproheptadine iyo Vitamin B Complex.

waxa loo isticmaalaa AntiAllergic, sidoo kale waxay kor u qaada qaadashada cuntada iyo kordhinta miisaanka.
Vitamin B Complex waxay ka qayb qaadataa dheefshiidka cuntada iyo nafaqooyinka jidhku u baahan yahay iyo in uu sida u haboon uga faa’iidaysto.

Sidee loo qaataa ama loo isticmaalaa?
1. Da’da 2 sano ilaa 6 sano waxay ka qaadan karan 5ml x 2 waqti.
2. Da’da 7 sano ilaa 14 sano jir waxay ka qaadan karan 10ml x 2 waqti.
3. Da’yarta 14 jir ka weyn iyo dadka waaweyni waxa qaadanayaa 10ml x 3 waqti maalintii.

Sharoobadan lama siin karo carruurta 2 sano ka yar haddii aan dhakhtar u qorin iyo qofka Allergic ama Xaasxaasiyad ku leh maadooyinka ay ka kooban tahay, sidoo kale sharoobadani waxay dadka qaar ku keentaa hurdo markaa waa inay darawaliintu ka taxaderaan isticmaal keeda.

Waxaad ka helaysaa dhammaan laahama Mubaarak Phrma Co Jumlad iyo tafaariiqba

Kala soo xidhiidh qaybta jumladda

523044,512229,711101 //0633674444

Address

Abdirahman Tuur Road
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubaarak pharmaceutical Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mubaarak pharmaceutical Company:

Shortcuts

Share