22/06/2026
Xarunta Daad Orthopedic iyo Manhal Specialty Hospital waxa ka bilaabmaya 28-06-2026 qaliimada badalista jilbaha iyo Miskaha ( Total knee replacement and Total hip replacement ) oo loo samayn doono bukaanadda jilbuhu dhareerku ka dhammaaday ama isxoqayaan , bukaanada qaloocu ku jiro iyo kuwa xanuunka saaidka ah dareemayaba.
Isdiiwaan galintu way socotaa.
📞Kala xidhiidh: 63 8000413/ 0634484000 / 0633337774
🚨kasoo horjeedka Majidka Ibraahim dheere-hargaysa.