10/04/2023
Dhiig Bixi MAXAY QABATAA ;
Dhiig Bixi waa madal isku xidhi doonta "Dhiig Bixiyaha iyo Dhiig doonaha" iyadoo la adeegsanayo baraheena bulshada iyo formka diiwaangalinta dhiig bixiyaha.
Si aad u diiwaan galiso dhiigaaga, magaalada aad joogto, iyo halka lagaala soo xidhiidhi karo, fadlan guji lingaxan oo buuxi formka kuusoo baxa ( https://forms.gle/HkasDXT23RZD5bsx5 ).
Hadii aad dhiig ku yaboohayso oo aad u rabto qof bukaan ah fadlan istcimaal madhasheena "Dhiig Bixi" ( https://www.facebook.com/groups/659117075782701/?ref=share) adoo soo dhigaya fariin (Post) qoraal ah oo kooban .
Waxa aan soo dhawaynayaa qof walboo ka qayb qaadanaya ollaheena aan faa'ido doonka ahayn ee lagu bad baadinayo nafo dhiig u baahan.
Mustaqbalka dhaw , waxaynu samayn doonaa adeeg tiknoolajiyadeed oo dhamaystiran, si loo hello bad baadin deg degsiimo leh , xogteeduna sugan tahay, si fududna loo isticmaali karo.
Mahadsanidin .
๐๐ฉ๐ข๐ฎ๐ข๐ข๐ฏ ๐๐ถ๐ถ๐น๐ช ๐ง๐ฐ๐ณ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ฏ , ๐น๐ฐ๐จ๐ต๐ข๐ข๐ฅ๐ข ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ข๐ด๐ฌ๐ข ๐ข๐ฉ๐ช ๐ธ๐ข๐บ ๐ฅ๐ฉ๐ข๐ธ๐ณ๐ด๐ฐ๐ฐ๐ฏ ๐ต๐ข๐ฉ๐ข๐บ ยฉ๏ธ. ๐ถ๐ฎ๐ข ๐ช๐ด๐ต๐ช๐ค๐ฎ๐ข๐ข๐ญ๐ช ๐ฅ๐ฐ๐ฐ...