Hargeisa MMI Speech Therapy

Call Directions

Hargeisa MMI Speech Therapy speech therapy

WAA MAXAY FARQIGA U DHEXEEYA AUTISM IYO HADALKASOO  DAAHIDA UBADKA (Speech Delay)Waalid badan waxay aad iskugu khaldaan ...
26/08/2026

WAA MAXAY FARQIGA U DHEXEEYA AUTISM IYO HADALKASOO DAAHIDA UBADKA (Speech Delay)

Waalid badan waxay aad iskugu khaldaan labadan xaaladood e Kala ah Hadal kaso daahid/ dib udhaca hadalka( Speech delay) iyo Autism.

Waxan lakulana Waalid ilmahodu yahay speech delay balse kutilmaamaya ama umalaynaya in ilmahodu lanoolyahay xaalada Autism ka,taas o ay keentay aqoon ulahanshiyo la anta xaaladaha baahiyaha gaarka ah e ubadku leeyihin. Caawimada saxda ah waxay timada ilmuhuna hela marka lagaranayo caqabada ama xaalada ilmaha haysata.

Kala duwananshiiyaha labadan xaaladood waxad kukala ogankarta in ilmahu helo, -Language Pathologist si loogusameyo ilmaha assessment lagu ogaanayo xaaladiisa.

Hargeisa MMI Speech Therapy waxay markasta kuula diyartahay caawimada kuhaboon ilmahaga.

📞0633893067

04/08/2026

Cawinta Hadalka e Xili Hore(Early Speech Therapy)

Faa’iidoyinka ay leedahay in ilmahaga hadalka kaso daahay ad xili h**e ama inta u yaryahay ad caawimad uraadisa, waxay ka caawinaysa ilmahaga qodobadan hoos ku xusan.

1.Fahamka hadalka (dhegeysi & garasho)
2.Isticmaalka erayo iyo jumlado
3.Ku dhawaaqidda hadalka si sax ah
4.kuso gudbinta baahidisa iyo fikradisa qab hadal ahaaned
5.Horumarinta murqaha afka (marka loo baahdo)
6.dhexgalka bulshada iyo la macaamilkeda

Hargeisa MMI Speech Therapy ugu imaw speech therapist leh aqoon sare o hadalka caawinta ilmaha iyo dadka waaweynba ah.

📞0633893067

04/08/2026
Happy Mother’s Day to All Special Needs Parents❤️
10/05/2026

Happy Mother’s Day to All Special Needs Parents❤️

02/04/2026



Waalid ma ogtahay markasta o u ilmahagu helo diagnoses ama in xaladisa lafahmo xili h**e ay ka caawinayso in ilmahagu u helo, caawimad, iyo dedaal, taaso u horseedaysa in ilmahagu u noqdo mid ubadka lamida lajanqadi kara mustaqbalka.

waxay markasta kuula diyartahay,
and language therapy

06/01/2026

Early intervention

Early intervention ama waxbarashada xiliga h**e e ubadka lanool baahiyaha gaarka ah sida Autism,ADHD, Speech delay, Down syndrome iyo learning disabilities kaba waxay ubadka ka caawisa inu ilmuhu h**e u helo daryeel waxbarasho kaaso kasaacidaya ilmaha intu yaryahay inu helo adeegyadi nolosha caqabadaheda u iskaga difaci laha markasta u si koro.

Hadaba waalid ma ogtahay in Hageisa Hargeisa MMI Speech Therapy ay kaa caawinayso dhamaan caqabadaha ubadka baahiyaha gaarka ah qaba iyado addegyada ay bixinayso ayka midyihin therapy, therapy, therapy iyo in ubadka ka qaba losameynayo individualized programs lagu kobcinayo aqoontoda iyo fahankoda hoseya.

Hadaba waalid waxad nagalaso xidhiidhi karta numbers kan.

0633893067/0637919277

06/01/2026

MAXA KEENA IN ILMUHU HADALKA KASO DAAHO

1. Maqal daciif ah (tani waa sababta ugu badan).
2. Deegaanka oo aan hadal badan lahayn.
3. Horumarka maskaxda oo gaabis ah.
4. Autism (ilmo gaar ah uun).
5. Dhalmo xilli h**e ama dhibaato xilliga dhalmada.
6. Dhibaato dhaqdhaqaaqa carrabka / afka.

GOORMA LA RAADIYA CAAWIMAD(SPEECH THERAPY)
Haddii ilmuhu uusan hadlin 2 sano.
•Haddii hadalkiisu aad u qasan yahay 3–4 sano.
•Haddii uusan jawaabin marka magaciisa la yiraahdo.
•Haddii uu yahay ilmo aan indhaha kula xiriirin oo hadal yar.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633893067

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa MMI Speech Therapy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share