Maqal Clinic

Maqal Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maqal Clinic, Star Area, Calaamada, Airport Road, Besides Syrian House Supermarket, Hargeisa.

17/04/2023
15/03/2023

Shacbi weynaha ku dhaqan Somaliland waxaanu idinku bushaareynaynaa
Halkan, waxaad ka heli doontaa noocyo badan oo ah qalabka gargaarka maqalka
muuqda aad ka xaragonayso aragoda muqa dheer leh MAQAL CLINIC ayaa ku keentay sameecadaha ala arki karo iyo kuwa aan la arki karin
Waxa laga yaaba inaad ku fikirtay inad hesho sameecadaha gargaarka maqalka laakin waxad ka fikiraysa sida aay u ekaan doonto amaa aay ku caawin doonto.
Waxan halkan u jogna inaan kaa caawino inad doorato nooca ugu fiican xarunta caafimadka ee maqal ayaa ku diyaara

___________
بشرى لشعب صوماليلاند ..
لدينا العديد من أنواع السماعات الطبية
ربما أردت الحصول على المعينات السمعية ولكنك تتساءل كيف ستبدو أو كيف ستساعدك.
نحن هنا لمساعدتك في اختيار أفضل أنواع المعينات السمعية المناسبة لك
ستجد لدينا كل ما يناسبك من السماعات الطبية عالية الجودة داخل الأذن أو خارج الأذن
___________
Somaliland/ Hargeisa /calaamada / kaso horjeedka syrian supermarket wixi fahfaahin ah nagalso xidhiidh :-
0633322006 - 065332200

Sida loo daryeelo qalabkaaga maqalka 👂🎧طريقة العناية بسماعاتك الطبية 👌🏻
26/02/2023

Sida loo daryeelo qalabkaaga maqalka 👂🎧

طريقة العناية بسماعاتك الطبية 👌🏻

Shacbi weynaha ku dhaqan Somaliland waxaanu idinku  bushaareynaynaaIn aanu cabirayno maqalka caruurta iyo waliba ogansha...
21/02/2023

Shacbi weynaha ku dhaqan Somaliland waxaanu idinku bushaareynaynaa
In aanu cabirayno maqalka caruurta iyo waliba oganshaha xili h**e, sidoo kale daaweynta maqalka oo lumay iyo maqal la'aanta caruurti si la hubo
_______

بشرى لشعب صوماليلاند ..
الان يمكن قياس سمع الأطفال والاكتشاف المبكر وعلاج ضعف او فقدان السمع عند الأطفال بدقة

Somaliland/ Hargeisa /calaamada / kaso horjeedka syrian supermarket wixi fahfaahin ah nagalso xidhiidh :-
0633322006 - 065332200

Jimce wanagsan 🥰جمعة طيبة ❤️
17/02/2023

Jimce wanagsan 🥰

جمعة طيبة ❤️

Kalsoonidaada nafta ayaa had iyo jeer kordhisa markaad la hadasho dadka kale sababtoo ah si fiican ayaad u maqashaa_____...
09/02/2023

Kalsoonidaada nafta ayaa had iyo jeer kordhisa markaad la hadasho dadka kale sababtoo ah si fiican ayaad u maqashaa

_______
تزداد ثقتك بنفسك دائماً عندما تتحدث مع الآخرين ... لأنك تسمعهم جيداً

Maqal ClinicDaryeelka maqalka iyo dhagahaCabbirka maqalka ee caruurta iyo dhallaanka si sax ah iyo qiimo macquula_______...
03/02/2023

Maqal Clinic
Daryeelka maqalka iyo dhagaha
Cabbirka maqalka ee caruurta iyo dhallaanka si sax ah iyo qiimo macquula
__________________

الآن في عيادة مقال
قياس السمع للأطفال والرضع بدقة وبدون ألم وبأسعار رمزية

___________________
Hargeisa /calaamada / kaso horjeedka syrian supermarket wixi fahfaahin ah nagalso xidhiidh :-
0633322006 - 065332200

hadii aad tahay qof weyn ama qof yar oo aad ka cabanayso maqalkaga oo yaraaday xalkaaga waxad ka helaysa MAQAL CLINIC___...
31/01/2023

hadii aad tahay qof weyn ama qof yar oo aad ka cabanayso maqalkaga oo yaraaday xalkaaga waxad ka helaysa MAQAL CLINIC
___________________
إذا كنت تعاني من ضعف السمع سواء كنت كبير او صغير السن..
فالحل عندنا في .. عيادة مقال 👌🏻
___________________

25/01/2023

Maqal Clinic
Daryeelka maqalka iyo dhagaha
Waxa laga yaaba inaad ku fikirtay inad hesho sameecadaha gargaarka maqalka laakin waxad ka fikiraysa sida aay u ekaan doonto amaa aay ku caawin doonto.
Waxan halkan u jogna inaan kaa caawino inad doorato nooca ugu fiican xarunta caafimadka ee maqal ayaa ku diyaara
lyadoo loo marayo koox xirfad leh iyo qalab horumarsan
waxaanu baadhna heerka uu marayo maqalkagu si sax ah

_________________________
عيادة مقال
عيادة متخصصة في العناية بالأذن والسمع
دكتور أنف وأذن خبرة تزيد عن 20 سنة
فريق محترف ومعدات متطورة لنساعدك على اكتشاف مشكلات السمع و عمل اختبارات السمع بدون ألم وبأحدث الأجهزة
لدينا أيضا العديد من أنواع وأشكال المعينات السمعية لتختر منها ما يناسبك
___________________________
Hargeisa /calaamada / kaso horjeedka syrian supermarket wixi fahfaahin ah nagalso xidhiidh :-
0633322006 -065332200

في عيادة مقال...ستجد لدينا العديد من انواع السماعات الطبية_______Halkan, waxaad ka heli doontaa noocyo badan oo ah qalab...
20/01/2023

في عيادة مقال...
ستجد لدينا العديد من انواع السماعات الطبية
_______
Halkan, waxaad ka heli doontaa noocyo badan oo ah qalabka gargaarka maqalka
_______
Here, you will find many types of hearing aids
_______

Madax xanuun miyaad ka cabanaysaa oo ma garanaysid sababta?Na so booqo si aad u ogaato sababta oo aad u hesho dawada____...
14/01/2023

Madax xanuun miyaad ka cabanaysaa oo ma garanaysid sababta?
Na so booqo si aad u ogaato sababta oo aad u hesho dawada
_________________

هل تشكو من الصداع ولا تعرف السبب؟؟
زرنا لنكشف لك عن السبب ونجد العلاج الأنسب 😉

Dhagahaaga ayaad had iyo jeer wax ku maqasha sida darteed hadi aad dareento maqal la'aan waxan ka caawin doona sameecad ...
10/01/2023

Dhagahaaga ayaad had iyo jeer wax ku maqasha sida darteed hadi aad dareento maqal la'aan waxan ka caawin doona sameecad ku haboon maqalkaaga
_______________
The ears always listen.
Therefore, we will help you choose the most suitable and comfortable for them.
_______________

Address

Star Area, Calaamada, Airport Road, Besides Syrian House Supermarket
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252633322006

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maqal Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Maqal Clinic:

Share