Daud Optical & Eye Clinic

Daud Optical & Eye Clinic Daud Optical and Eye Clinic is the right choice when it comes to eye health and eyewear.

  waxa uu ogaysiinaya dadwaynaha  ku dhaqan magaalada Hargeisa in sidii caadada inoo ahayd sanad walba fadliga bisha bar...
02/03/2026

waxa uu ogaysiinaya dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeisa in sidii caadada inoo ahayd sanad walba fadliga bisha barakaysan ee awgeed laga dhigay dhamaan baadhitaanada indhaha lacag la’aan.

: Galinka h**e 8:30AM - 12:00PM Habeenki: 7:30PM - 10:30PM

: Galbeedka saldhiga Daloodho, ama isgoyska wadooyinka Idaacada iyo 150-ka.

Daud Optical & Eye Clinic waxa uu idiin keenay  -yo cusub oo tayo iyo quruxba leh, kana kooban kuwii raga dumarka iyo ca...
07/07/2025

Daud Optical & Eye Clinic waxa uu idiin keenay -yo cusub oo tayo iyo quruxba leh, kana kooban kuwii raga dumarka iyo caruurtaba.

: Galbeedka saldhiga Daloodho, ama isgoyska wadooyinka Idaacada iyo 150-ka.

Nagalasoo xidhiidh

: https://wa.link/tcyx8y

CIID MUBAARAK Waxaan munaasabada ciidul-fidriga ugu hambalyaynaynaa macaamiishayada iyo dhamaan ummada Muslimka ah.
29/03/2025

CIID MUBAARAK

Waxaan munaasabada ciidul-fidriga ugu hambalyaynaynaa macaamiishayada iyo dhamaan ummada Muslimka ah.

  Waxa uu Qiimo Dhimis Dhan 35% Laguugu Sameeyay Dhamaan Muraayadaha Xaragada iyo Kuwa Arragaba oo Isugu Jira Kuwa Ragga...
21/03/2025

Waxa uu Qiimo Dhimis Dhan 35% Laguugu Sameeyay Dhamaan Muraayadaha Xaragada iyo Kuwa Arragaba oo Isugu Jira Kuwa Ragga, Dumarka iyo Caruurtaba Inta Kadhiman Ciidul-Fidriga.
Yaan Laga dhamaysan ee h**e usoo gaadh.

Waxa aanu macaamiishayada iyo dhamaan umadda Muslim-ka ahba ugu hambalyaynaynaa munaasabadda ciidul Adxa.تقبل الله منا و...
15/06/2024

Waxa aanu macaamiishayada iyo dhamaan umadda Muslim-ka ahba ugu hambalyaynaynaa munaasabadda ciidul Adxa.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

Daud Optical & Eye Clinic waxa uu idiin keenay  -yo cusub oo tayo iyo quruxba leh, kana kooban kuwii raga dumarka iyo ca...
10/05/2024

Daud Optical & Eye Clinic waxa uu idiin keenay -yo cusub oo tayo iyo quruxba leh, kana kooban kuwii raga dumarka iyo caruurtaba.

: Galbeedka saldhiga Daloodho, ama isgoyska wadooyinka Idaacada iyo 150-ka.

Nagalasoo xidhiidh
: https://wa.link/tcyx8y

Daud Optical waxa uu idiin keenay frame-yo cusub oo quality iyo quruxba leh, kana kooban kuwii Raga, Dumarka iyo caruurt...
30/04/2024

Daud Optical waxa uu idiin keenay frame-yo cusub oo quality iyo quruxba leh, kana kooban kuwii Raga, Dumarka iyo caruurtaba.

: Waxaad kahelaysaan galbeedka saldhiga Daloodho, ama isgoyska wadada idaacada iyo 150-ka.

Nagalasoo xidhiidh:
: 0634790760
: https://wa.link/5pz56m

  waxa uu ogaysiinaya dadwaynaha  ku dhaqan magaalada Hargeisa in sidii caadada inoo ahayd sanad walba fadliga bisha bar...
12/03/2024

waxa uu ogaysiinaya dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeisa in sidii caadada inoo ahayd sanad walba fadliga bisha barakaysan ee awgeed laga dhigay dhamaan baadhitaanada indhaha lacag la’aan.
: Galbeedka saldhiga Daloodho, ama isgoyska wadada idaacadda iyo 150-ka.

Address

150, Daloodho
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 08:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Wednesday 08:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 08:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Saturday 08:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 08:30 - 12:00
16:00 - 21:00

Telephone

+252634790760

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daud Optical & Eye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daud Optical & Eye Clinic:

Share