12/11/2026
Alle Mahadii, Amal Grand General Hospital waxa uu si guul ah u fuliyey Qaliin lafaha ah oo qaatay Mudo 8 saac ah kaas oo uu sameyey Dr. Ridwan Dayr oo ku takhasusay Kabniinka iyo Qaliimada lafaha (Orthopedics)
Bukaanka oo xaalad wanaagsan hada ku jira waxan u rajaynaynaa inuu si taam ah u soo kabto, cagihisana dib ugu istaago.
Amal Grand General Hospital - daryeel tayo sare leh iyo adeegyo casri ah