07/09/2026
Dhagaxaanta xamaytidu waxay inta badan ku dhacan Haweenka ku dhaw dada 40 sano, buuran. calaamadaha ugu badan ee lagu arko xanuunka xamaytidu waa xanuun qaybta sare ee caloosha (midigta), Yalaalugo iyo Matag inta badan cuntada duxda leh ka dib.