Gargaar Multispecialty Hospital-2

Gargaar Multispecialty Hospital-2 Gargaar Multispecialty Hospital-2 is a private hospital established in 2009 in Hargeisa, Somaliland, accredited by the Ministry of Health and NHPC.

It offers services in General Surgery, Pediatrics, ENT, and Internal Medicine. Tell:518508 / 0638777918.

Hemorrhoid Banding – Daaweyn aan qaliin lahayn oo loogu talagalay babaasiirta gudaha. Ka faa’iidayso adeeggan oo hadda d...
24/05/2026

Hemorrhoid Banding – Daaweyn aan qaliin lahayn oo loogu talagalay babaasiirta gudaha. Ka faa’iidayso adeeggan oo hadda diyaar kuugu ah Gargaar-2 Multi-specialty Hospital.

📞 518508 | 63 8777918
📍 Waddada Beerta Xorriyadda, dhinaca Suuqa Hoose,
Degmadda 26 June Hargeisa Somaliland

DAWEEYNTA XANUUNNADA ENT(DHEGTA • SAN-KA • CUNAHA)GARGAAR-2 MULTI-SPECIALTY HOSPITAL (GMH2)“CAAFIMAADKAAGU WAA MUDNAANTA...
20/05/2026

DAWEEYNTA XANUUNNADA ENT
(DHEGTA • SAN-KA • CUNAHA)

GARGAAR-2 MULTI-SPECIALTY HOSPITAL (GMH2)
“CAAFIMAADKAAGU WAA MUDNAANTAYADDA 1AAD”

✅ Baaritaan iyo Daawayn Casri ah
✅ Khubaro Takhaatiir ENT ah
✅ Adeeg Degdeg & Daryeel Tayo Sare leh

📞 CONTACTS: 0638777918 / 518508
📧 [email protected]
📍 Wadada Beerta Xoriyadda
Dhanka Suuqa Hoose, 26 June – Somaliland

Gargaar-2 Multi-specialty Hospital Waaxda ENT-ga  ee (GMH2), waxay kuusoo kordhisay qalab casri ah oo loogu talagalay ba...
19/05/2026

Gargaar-2 Multi-specialty Hospital

Waaxda ENT-ga ee (GMH2), waxay kuusoo kordhisay qalab casri ah oo loogu talagalay baadhitaanka maqalka dhagaha.

Waaxda ENT-ga waxay sidoo kale bixisaa adeegyo qalliinka sanka iyo cunaha ah sida qalliinka lafta sanka jaban, saarista burooyinka sanka, iyo furista dulka sanka.
Dayreelkaagu waa mudnaanyadda 1aad

🗓️ Shaqo: Salaasa–Khamiis
🕢 Saacad: 7:30 subaxnimo – 1:00 duhurnimo

Kala soo xidhiidh: 📞 518508 / 0638777918
📍 Waddada Beerta Xorriyadda,
Suuqa hoose 26 June Hargeisa Somaliland

Thank you all!!
18/05/2026

Thank you all!!

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼, 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝟭𝟴𝗠𝗮𝘆Gargaar-2 Multispecialty Hospital (GMH2)wuxuu ugu hamblayeynayaa shacabka Somaliland sannad guur...
17/05/2026

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼, 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝟭𝟴𝗠𝗮𝘆

Gargaar-2 Multispecialty Hospital (GMH2)wuxuu ugu hamblayeynayaa shacabka Somaliland sannad guurada 35aad ee ka soo wareegtay maalinta Dib-ula-soo noqoshada xornimada Qaranka Somaliland ee 18May, wuxuuna Cisbitaalku u rajaynayaa dhamaan bulshada Somaliland in sanadka danbe Alle inagu gaadhsiiyo barwaaqo, bash-bash iyo caafimaad .

Hambalyo.
Aqoonsi & Adkaysi
Recognition and Resilience
☎️0638777918 / 518508

OGAAYSIIS MUHIIM AH – ICU-GA GMH2 WAA INOO DIYAAR!Laga bilaabo 18 MAY, Waaxda ICU-ga ee GMH2 waxay si rasmi ah u bilaaba...
16/05/2026

OGAAYSIIS MUHIIM AH – ICU-GA GMH2 WAA INOO DIYAAR!

Laga bilaabo 18 MAY, Waaxda ICU-ga ee GMH2 waxay si rasmi ah u bilaabaysaa bixinta adeegyada daryeelka degdegga ah ee ICU-ga!

✅ 24/7 HOURS SERVICE
✅ Adeeg caafimaad oo joogto ah habeen iyo maalin
✅ Qalab iyo shaqaale caafimaad oo heegan buuxa ku jira
✅ Daryeel degdeg ah oo tayo sare leh

Caafimaadkaagu waa mudnaantayada 1aad
“Your Health, Our Specialty.”

📍 GMH2 ICU Department
🕒 Always Ready – 24/7 Service

📞 Contact Us:
+252 63 8777918
+252 63 518508

GMH2 Hargeisa waxay idiin soo kordhiyey adeegyo qalliin oo casri ah. waana qaliinnada laabta iyo sambabada.waxaan wadaji...
12/05/2026

GMH2 Hargeisa waxay idiin soo kordhiyey adeegyo qalliin oo casri ah. waana qaliinnada laabta iyo sambabada.

waxaan wadajir u fulinaaya. Dhakhaatiir khuburo ku ah, dhanka qaliinadda guud & Liserka: oo kala ah.

✅Dr. Sulieman Abdi Gulied
General Surgeon, Laparoscopy & Thoracic Surgeon Specialist

✅Dr. Ahmed Bassam Kahwajy
General Surgeon, Laparoscopy n

✅ Adeegyada aan bixino:

👉Qalliinnada laabta iyo sambabada
👉Qalliinnada hunguriga
👉Laparoscopic surgery (qalliin casri ah oo jeex yar)
👉Baaritaanno iyo daawayn casri ah

📍 Gargaar-2 Multi Specialty Hospital – Hargeisa
📞 0638777918 | 518508
Whats-app:63 8777918

Caafimaadkaagu waa mudnaantayadda 1AAD

Gargaar-2 Multispecialty Hospital (GMH2)Dr. Garaad Cige Cilmi Dhakhtarka Carruurta📅 Sabti–Khamiis🕓 4:00PM – 8:00PM📞 5185...
11/05/2026

Gargaar-2 Multispecialty Hospital (GMH2)

Dr. Garaad Cige Cilmi
Dhakhtarka Carruurta

📅 Sabti–Khamiis
🕓 4:00PM – 8:00PM

📞 518508 | 0638777918

📍 Beerta Xorriyadda, Suuqa Hoose, 26 June, Hargeysa

Caafimaadkaagu Waa Mudnaantayada 1aad

🌟Subax Wanaagsan🌟🏥Gargaar-2 Multispecialty HospitalWaxaan si farxad leh u ogaysiinaynaa dhammaan bulshada in👉Qaybta ICU ...
03/05/2026

🌟Subax Wanaagsan🌟
🏥Gargaar-2 Multispecialty Hospital
Waxaan si farxad leh u ogaysiinaynaa dhammaan bulshada in
👉Qaybta ICU (Intensive Care Unit) ee Hospital-ka
ay dhawaan si buuxda u diyaar noqon doonto, si loo bixiyo daryeel caafimaad oo heer sare ah.
-Adeeg casri ah
-Qalab caafimaad oo horumarsan
-Dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal khibrad leh
📞La xiriir / Ka qabso xog dheeraad ah:

0638777918 | 518508
📍Gargaar-2 Multispecialty Hospital – Hargeysa, Somaliland
Caafimaadkaagu waa mudnaanteena koowaad.

30/04/2026
🌟 SUBAX WANAAGSAN 🌟Gargaar-2 Multispecialty HospitalWaxaan kuu haynaa adeeg casri ah oo lagu daweeyo:🔹 Babaasiirta (Hemo...
28/04/2026

🌟 SUBAX WANAAGSAN 🌟
Gargaar-2 Multispecialty Hospital
Waxaan kuu haynaa adeeg casri ah oo lagu daweeyo:

🔹 Babaasiirta (Hemorrhoids)
🔹 Banding (Hab casri ah oo aan qaliin weyn u baahnayn)

✅ Qaliin fudud oo ammaan ah
✅ Daryeel xirfadeed oo dhakhaatiir takhasus leh
✅ Ka rayso xanuunka babaasiirta si degdeg ah

📞 Nala soo xiriir:
☎️518 508
📲063 8777918

📍 Goobta:
Wadada Beerta Xoriyadda
Xagga Suuqa Hoose

Caafimaadkaaga waa mudnaantayada

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar Multispecialty Hospital-2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category