Haldoor Multi-Specialty & Teaching Hospital

Directions Website Contact the practice

Haldoor Multi-Specialty & Teaching Hospital You can reach us at +252-520850 for reception desk, or +252-520878 for our 24/7 Pharmacy, for additional information contact our info line at (063)609-6834

Our biggest focus is in Neurological surgical and medical intervention's along side a wide spectrum of specialist Consultation Doctor's such as, ENT, Urology, General surgery ETC, equipped with a fully prepared ICU/CCU available 24/7.

30/09/2026

Ololaha Qalliinada Maskaxda, dhabarka iyo xangulaha oo wali ka socdaa Cisbitaalka Haldoor .

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 0636096834/520850
๐Ÿ“ ka gooso ticket-ka dhakhtarka WhatsAppkan hoose
https://wa.me/message/LEFZKF2PGE5SN1

๐Ÿคฐ ๐๐€๐ˆ๐๐‹๐„๐’๐’ ๐ƒ๐„๐‹๐ˆ๐•๐„๐‘๐˜ (๐ƒ๐‡๐€๐‹๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐—๐€๐๐”๐”๐ ๐‹๐€โ€™๐€๐€๐๐“๐€ ๐€๐‡)Cisbitaalka Haldoor waxa kugu diyaara Adeega ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—น๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ...
28/09/2026

๐Ÿคฐ ๐๐€๐ˆ๐๐‹๐„๐’๐’ ๐ƒ๐„๐‹๐ˆ๐•๐„๐‘๐˜ (๐ƒ๐‡๐€๐‹๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐—๐€๐๐”๐”๐ ๐‹๐€โ€™๐€๐€๐๐“๐€ ๐€๐‡)
Cisbitaalka Haldoor waxa kugu diyaara Adeega ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—น๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต (Painless Delivery), si hooyadu u hesho dhalmo xanuun la'aan ah iyo daryeel caafimaad oo xirfad leh.

โค๏ธ Dhalmo xanuun-laโ€™aan ah
๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Daryeel dhamaystiran
๐Ÿฉบ Kormeer joogto ah oo hooyada & ilmaha ah
๐Ÿฅ Adeeg caafimaad oo 24/7 ah

๐—›๐—”๐—Ÿ๐——๐—ข๐—ข๐—ฅ ๐—›๐—ข๐—ฆ๐—ฃ๐—œ๐—ง๐—”๐—Ÿ
๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ-๐—ฆ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜๐˜† & ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น

๐—ค๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ( ๐‹๐Ÿ“/๐’๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ฆ๐ฒ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ )Qaybta Daawaynta & Qaliinada Maskaxda , dha...
26/09/2026

๐—ค๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ( ๐‹๐Ÿ“/๐’๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ฆ๐ฒ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ )
Qaybta Daawaynta & Qaliinada Maskaxda , dhabarka & xangulaha ee ๐‚๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐š๐ฅ๐๐จ๐จ๐ซ waxay si joogto ah u bixiyaan adeegyo caafimaad oo casri ah, iyadoo ay hoggaaminayaan dhakhaatiir khibrad leh oo ay kamid yihiin ๐ƒ๐ซ. ๐…๐ข๐ซ๐ž๐ฐ ๐ƒ๐ž๐ฆ๐ž๐ค๐ž iyo teamkiisa.

Bal qiyaas xanuun aad u daran oo xitaa sariirta oo aad kasoo kacdo ay kuu noqoto wax aan suurtagal ahayn.
Bukaankan wuxuu noo yimid kadib bilo uu la tacaalayay xanuun joogto ah oo dhabarka ah, kaas oo 4 maalmood ka hor si lama filaan ah u sii xoogaystay.

Waxay la kulmaysay:
โšก Kabuubyo ay ka dareemaysay agagaarka xubnaha taranka
โšก Kaadida oo ku adkaatay
โšก Awood laโ€™aan buuxda oo ay sariirta kasoo kici kari wayday
โšก Xanuun aad u daran oo koronto oo kale u fidaya

๐๐š๐š๐๐ก๐ข๐ญ๐š๐š๐ง & ๐“๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐Ÿฉบ
Waxaa la ogaaday in qayb ka goโ€™day saxanka laf-dhabarta (sequestered disc fragment) ee heerka L5/S1 ay si xooggan u cadaadinaysay neerfayaasha laf-dhabarta.
Si loo ilaaliyo shaqada neerfayaasha loona yareeyo xanuunka daran, waxaa lagu sameeyay ๐‹๐Ÿ“/๐’๐Ÿ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ฆ๐ฒ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ , kaas oo si taxaddar leh looga saaray qaybtii saxanka ee ka goโ€™day.

โš ๏ธ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก:
Haddii adiga ama qof aad taqaan uu la kulmo xanuun dhabarka ah oo daran oo ay weheliso kabuubyo, ama dhibaato ku timaadda xakamaynta kaadida ama saxarada, raadso daryeel caafimaad oo degdeg ah. Marka neerfayaashu cadaadis ku jiraan, waqtigu waa muhiim.

22/09/2026

๐Ÿฅ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ-๐—ฆ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฎ๐—ถ๐—น๐—ถ๐˜๐˜† & ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
Cisbitaalka Haldoor wuxuu kuu diyaariyey adeegyo caafimaad oo takhasusyo kala duwan ah, oo ay bixiyaan dhakhaatiir khibrad leh.

๐Ÿ• ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š
Galinka H**e: 7:30 โ€“ 12:30
Galinka Danbe: 4:00 โ€“ 7:00

Ka goosto tigidhka takhaatiirta whatsAppkan
https://wa.me/message/LEFZKF2PGE5SN1

๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ฉ๐ก๐จ๐ง๐ž : 0636096834
๐‚๐š๐ฅ๐ฅ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ : 520850

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ ๐ƒ๐ซs.๐…๐š๐ญ๐ฑ๐ข๐ฒ๐š ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐๐Ž๐›๐ฌ๐ญ๐ž๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ฌ & ๐†๐ฒ๐ง๐ž๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐‘จ๐’…๐’†๐’†๐’ˆ๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’… ๐’Œ๐’‚ ๐’‰๐’†๐’๐’‚๐’š๐’”๐’ ๐’’๐’‚๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ ๐‘ฏ๐’๐’๐’š๐’‚๐’…๐’‚ & ๐’…๐’‰๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’๐’Œaโ€ข Dhalm...
20/09/2026

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ ๐ƒ๐ซs.๐…๐š๐ญ๐ฑ๐ข๐ฒ๐š ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐
๐Ž๐›๐ฌ๐ญ๐ž๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ฌ & ๐†๐ฒ๐ง๐ž๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ

๐‘จ๐’…๐’†๐’†๐’ˆ๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’… ๐’Œ๐’‚ ๐’‰๐’†๐’๐’‚๐’š๐’”๐’ ๐’’๐’‚๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ ๐‘ฏ๐’๐’๐’š๐’‚๐’…๐’‚ & ๐’…๐’‰๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’๐’Œa
โ€ข Dhalmada xanuun la'aanta ah(Painless delivery)
โ€ข Dhalmada caadiga ah iyo qalliinka
โ€ข Xanuunada ku dhaca dumarka
โ€ข La talinta hooyada uurka ka hor
โ€ข La socoshada hooyada iyo ilmaha xiliga uurka
โ€ข Daryeelka hooyada xiliga foosha
โ€ข Talooyin ku saabsan naasnuujinta iyo kala korinta ubadka

๐Ÿฅ Haldoor Hospital โ€” Daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo hooyada iyo ilmaha. ๐Ÿ’™

๐Ÿ“ž Kala Soo xidhiidh waxii faahfaahin ah
0636096834/520850

๐’๐Ž๐Ž ๐ƒ๐‡๐€๐–๐Ž๐Ž๐– ๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐†๐š๐ฆ๐š๐๐ข๐ข๐ ๐€๐ฅ๐ข๐—–๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ waxa uu ogaysiinaya bulshada in ๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ข๐ข๐ฆ uu kusoo biiray ...
14/09/2026

๐’๐Ž๐Ž ๐ƒ๐‡๐€๐–๐Ž๐Ž๐– ๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐†๐š๐ฆ๐š๐๐ข๐ข๐ ๐€๐ฅ๐ข
๐—–๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ waxa uu ogaysiinaya bulshada in ๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ข๐ข๐ฆ uu kusoo biiray bahda caafimaadka ee cisbitaalka gaar ahaan qaybta ๐—ฃ๐—ต๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ผ๐˜๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐˜†-๐—ด๐—ฎ.

๐Ÿ• ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š
Galinka H**e: 7:30 โ€“ 12:30
Galinka Danbe: 4:00 โ€“ 7:00

๐Ÿ“ž Kala Xidhiidh: 0636096834 /520850

12/09/2026
Dhakhtarka Qalliinada Sanka , dhagaha & Cunaha(ENT ).    # dhagaha
06/09/2026

Dhakhtarka Qalliinada Sanka , dhagaha & Cunaha(ENT ).

# dhagaha

Address

Hargeisa Main Road No 1 Tog Dheer Junction 26 June District
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor Multi-Specialty & Teaching Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Haldoor Multi-Specialty & Teaching Hospital:

Shortcuts

Share

Category