Ilays speciality hospital

Ilays speciality hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ilays speciality hospital, Hospital, newhargeysa, Hargeisa.

CIID MUBARIK 🌙🐏
26/05/2026

CIID MUBARIK 🌙🐏

𝑯𝑨𝑷𝑷𝒀 𝑰𝑵𝑫𝑬𝑷𝑬𝑵𝑫𝑬𝑵𝑪𝑬 𝑫𝑨𝒀, 𝑺𝑶𝑴𝑨𝑳𝑰𝑳𝑨𝑵𝑫." AQOONSI & ADKEYSI "👏♥️
17/05/2026

𝑯𝑨𝑷𝑷𝒀 𝑰𝑵𝑫𝑬𝑷𝑬𝑵𝑫𝑬𝑵𝑪𝑬 𝑫𝑨𝒀, 𝑺𝑶𝑴𝑨𝑳𝑰𝑳𝑨𝑵𝑫.
" AQOONSI & ADKEYSI "
👏♥️

Jimce Mubarik🕌
07/05/2026

Jimce Mubarik🕌

Happy Worker's Day   📌MAY 1☎️ Call:  510051 || 638088845 || 638088843🌍Location: New Hargeisa Gaar-ahaan Baarwarabe.
01/05/2026

Happy Worker's Day
📌MAY 1

☎️ Call: 510051 || 638088845 || 638088843
🌍Location: New Hargeisa Gaar-ahaan Baarwarabe.

Jimca mubarik🕋☎️Call: 510051 || 63 8088845 || 638088843
30/04/2026

Jimca mubarik🕋

☎️Call: 510051 || 63 8088845 || 638088843

28/04/2026

Dhakhtarka Ilays speciality hospital waxaa ka helaysaa adeeg caafimaad oo dhamaystiran, waxaana kuu joogaa dhakhaatiir khuburo ah oo in badan ku shaqeenayey.

Nagala soo xidhiidh lanbarada:
☎️510051 || 0638088845 || 0638088843
📲Whatsapp: 63 8088845

La tacaalida Xanuunka Macaanka. Nagu soo booqo Qaybta Cudurada Guud ☎️Call:  510051  || 638088843 || 63 8088845📌Location...
26/04/2026

La tacaalida Xanuunka Macaanka.
Nagu soo booqo Qaybta Cudurada Guud

☎️Call: 510051 || 638088843 || 63 8088845
📌Location: New Hargeisa Gaar-ahaan Baarwarabe.

Maalinta Duumada Adduunka 25 April 2026Duumadu (Malaria) waa cudur halis ah oo ka dhasha dulin ay gudbiyaan qaniinyada k...
25/04/2026

Maalinta Duumada Adduunka 25 April 2026
Duumadu (Malaria) waa cudur halis ah oo ka dhasha dulin ay gudbiyaan qaniinyada kaneecada dhedig ee Anopheles. Waxay ka mid tahay cudurada ugu badan ee ka jira gobollada kuleylaha ah.
Sidee isaga difaaci kartaa ?
Ku seexo maro-kaneeco daawo leh.
Nadiifi meelaha biyuhu fadhiistaan si aad u baabi'iso hoyga kaneecada dagto.
Degdeg u tag xarun caafimaad haddii aad qandho isku aragto.

Ilays speciality hospital
☎️Call: 510051 || 638088845 || 638088843
📲Whatsapp: 63 8088845

JIMCE MUBARIK🕋☎️CALL: 510051 || 638088845 || 638088843📲WHATSAPP: 63 8088845
24/04/2026

JIMCE MUBARIK🕋

☎️CALL: 510051 || 638088845 || 638088843
📲WHATSAPP: 63 8088845

Xanuunada uu la tacaalayo Dhakhtarku:-1. Daaweynta iyo tuurista jab lafaha2. Qalliinka beddelka sinta.3. Qalliinka bedde...
21/04/2026

Xanuunada uu la tacaalayo Dhakhtarku:-
1. Daaweynta iyo tuurista jab lafaha
2. Qalliinka beddelka sinta.
3. Qalliinka beddelka jilibka.
4. Saxitaanka cilladaha lafaha (toosinta lafaha qaloocan).
5. Daaweynta seedaha/seedayaasha/seedayaasha jeexjeexan ama jabay.
6. Baaritaanka iyo maaraynta burooyinka lafaha
7. Ogaanshaha iyo maaraynta caabuqa lafaha iyo unugyada jilicsan.

Nagala soo xidhiidh: ☎️510051 || 638088845 || 638088843

Address

Newhargeysa
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays speciality hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ilays speciality hospital:

Shortcuts

Share

Category