Al Cayn Polyclinic

Al Cayn Polyclinic European medicine and Asia good quality product and excelnt service

Dhakhaatiirta waxay kugu Diyaar Yihiin Xarunteena Week Oo dhan NUMBERDA Hoose Waad ka Booking graysankartaa 8739999/4734...
22/06/2026

Dhakhaatiirta waxay kugu Diyaar Yihiin Xarunteena Week Oo dhan

NUMBERDA Hoose Waad ka Booking graysankartaa
8739999/4734499

Adeegyada  Kugu Diyaarka AL CAYN POLY CLINIC  Waxa Kamid Ah Kuwan Hoos ka Muqda
16/06/2026

Adeegyada Kugu Diyaarka AL CAYN POLY CLINIC Waxa Kamid Ah Kuwan Hoos ka Muqda

HAPPY 18 DAY SOMALILAND  PEOPLES
17/05/2026

HAPPY 18 DAY SOMALILAND PEOPLES

 .
17/05/2026

.

Xarunta Caafimaad ee AL CAYN POLY CLINIC  Waxay kugu Bushaaraynayaa Inay Idin Diyaarisay Vitamin Check up Bundels Oo Qii...
10/05/2026

Xarunta Caafimaad ee AL CAYN POLY CLINIC Waxay kugu Bushaaraynayaa Inay Idin Diyaarisay Vitamin Check up Bundels Oo Qiimo Macquul Ah idinku Samahnayso

Al Cayn Polyclinic MEDICAL CHECK-UPBaadhitaan Guud oo CaafimaadBaadhitaanka guud waa qiimayn dhamaystiran oo lagu ogaana...
08/04/2026

Al Cayn Polyclinic

MEDICAL CHECK-UP

Baadhitaan Guud oo Caafimaad

Baadhitaanka guud waa qiimayn dhamaystiran oo lagu ogaanayo xaaladdaada caafimaad, lagagana hortagayo xanuunnada qarsoon.

Waxay si gaar ah u hubisaa:
– Kalyaha
– Beerka
– Subagga (cholesterol & fats)
– Macaanka
– Dhiikarka
– Thyroid-ka
– Xanuunnada la kala qaado
-Fiitamiinada iyo macdanaha jidhkaaga
- iyo dhamaan xanuunada halista ahba.

Qaado Vitamin C Supplements  si  Difaaca Jidhkaagu uu Kor u Kaco
26/03/2026

Qaado Vitamin C Supplements si Difaaca Jidhkaagu uu Kor u Kaco

Address

M Haybe District Airport Road Near Scandinavian Hotel/Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252634734499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Cayn Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al Cayn Polyclinic:

Shortcuts

Share