Mahdi Hospital

Mahdi Hospital a Multi-speciality hospital with a highly qualified specialists and staff

19/06/2026
Dadweynaha ku nool Hargeisa iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Dr. Mohamed Cagabaruur (ENT), oo ku takhasusay d...
17/06/2026

Dadweynaha ku nool Hargeisa iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in Dr. Mohamed Cagabaruur (ENT), oo ku takhasusay daawaynta iyo qaliimada cudurrada Cunaha, Sanka iyo Dhegaha, laga heli karo Mahdi Hospital.

Waxa uu samaynayaa qaliimo casri ah (Laser Surgery), waxaana hadda lagu sameeyey qiimo-dhimis 30% ah.

Ballan kaqabso
📞 063-4171989 / 3431 / 063-3616459.

Kusoo dhawow Mahdi Hospital. Aad baanu ugu faraxsanahay inuu Dr Abdirashid Libaax kusoo biiro bahda Mahdi Hospital.  Dr ...
12/06/2026

Kusoo dhawow Mahdi Hospital. Aad baanu ugu faraxsanahay inuu Dr Abdirashid Libaax kusoo biiro bahda Mahdi Hospital. Dr Abdirashid libaax oo ah Dhakhtarka takhasuska caruurta sita wuxuu ka howl gali doonaa Mahdi Hospital.

Eid Mubarak dhamaantiin
26/05/2026

Eid Mubarak dhamaantiin

Eid Mubarak dhamaan umuda muslimka ah
19/03/2026

Eid Mubarak dhamaan umuda muslimka ah

08/01/2026

Waxan idinku diyaara mahdi hospital Dr adnan
Dhakhtarka qaliimada guud
Contact no: 520032 ama 4171989

30% discount off ilaa bisha dhamaadkeeda Halaga faa,iidaysto
21/12/2025

30% discount off ilaa bisha dhamaadkeeda
Halaga faa,iidaysto

18/12/2025

Address

In Front Of Immigration Office
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahdi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mahdi Hospital:

Shortcuts

Share

Category