03/07/2026
Amiin Physiotherapy oo idiin ku soo kordhisay, Massage oo saddex nooca iyo Toobin oo saddex nooca. Waxaana kuu shaqayn doonta gabadh khibrad u leh. ADEEGAN WAXAA LOO QABANAYAA DUMAR KALIYA (WOMEN ONLY).
Relaxing Massage (Massage oo saddex nooca)
- Swedish Massage
- Deep Tissue Massage
- Sport Massage
Cupping (Toobinta oo saddex nooca)
- Wet Cupping (Hijama ) – Toobinta Qoyan (Hijama)
- Dry Cupping – Toobinta qalalan
- Moving Cupping.
Xaruntu waxay ku taalaa Hargaysa, gaar ahaan Bada Cas, wixii faah faahina nagal soo xidhii Numberka – 63 8307760