Bakaal Hospital

Directions Contact the practice

Bakaal Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bakaal Hospital, Hospital, WADADA XERO-AWR KASOO HORJEEDKA TELESOM, Hargeisa.

12/10/2026
Hooyo caafimaad qabta, Ilmo caafimaad qaba. ๐Ÿ’š๐Ÿ‘ถDaryeelka hooyada umusha ka dib iyo ilmaha dhasha waa muhiim. Ogaanshaha c...
28/09/2026

Hooyo caafimaad qabta, Ilmo caafimaad qaba. ๐Ÿ’š๐Ÿ‘ถ

Daryeelka hooyada umusha ka dib iyo ilmaha dhasha waa muhiim.

Ogaanshaha calaamadaha khatarta ah goor h**e waxay kaa caawin kartaa inaad si degdeg ah u raadsato daryeel caafimaad.

Haddii aad ka walwalsan tahay caafimaadka hooyada ama ilmaha,
la xiriir ama booqo Bakaal Hospital.

๐Ÿฅ Bakaal Hospital
๐Ÿ“ Xero Awr, Koodbuur, Hargeisa
๐Ÿ“ž 571888 / 634066144





JIMCE WANAAGSANdhammaan bulshada sharafta leh. ๐ŸŒ™๐Ÿ’šBakaal Hospital waxa uu idiin rajaynayaa Jimce barako leh, caafimaad, n...
25/09/2026

JIMCE WANAAGSAN
dhammaan bulshada sharafta leh. ๐ŸŒ™๐Ÿ’š

Bakaal Hospital waxa uu idiin rajaynayaa Jimce barako leh, caafimaad, nabad iyo kheyr badan. Alle ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana inagu gallado caafimaad iyo rajo wanaagsan. ๐Ÿคฒ
ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ
Bakaal Hospital
Together for a Healthier Community.





๐Ÿ“ข JOB OPPORTUNITY โ€“ MIDWIFEBakaal Hospital is looking for a qualified and dedicated Midwife to join our Outpatient Depar...
11/09/2026

๐Ÿ“ข JOB OPPORTUNITY โ€“ MIDWIFE

Bakaal Hospital is looking for a qualified and dedicated Midwife to join our Outpatient Department (OPD) for morning and evening shifts.

โœ… BSc in Midwifery
โœ… Valid professional license/certification
โœ… Strong clinical and communication skills
โœ… English and Arabic proficiency
โœ… Previous experience is an advantage

๐Ÿ“ฉ Email: [email protected]
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: 0634066144
๐Ÿ“… Deadline: 15 September 2026

๐Ÿ“ Bakaal Hospital, Xero Awr, Koodbuur, Hargeisa

Join our team and contribute to better maternal and community health.

01/05/2026

Ogaysiis Shaqo
(Job Vacancy Announcement)

Bakaal Hospital waxay ku wargelinaysaa dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka in ay jirto fursad shaqo oo ka banaan qaybta Pharmacy Department.

Jagada: Pharmacist
Nooca Shaqada: Full Shift (Waqti buuxa)
Goobta: Bakaal Hospital

Shuruudaha laga rabo codsadayaasha:

- Inuu haysto shahaado Pharmacy / Pharmacology (Degree).
- Inuu leeyahay khibrad shaqo oo la xiriirta farmashiyaha ugu yaraan 3 sano.
- Inuu si fiican u yaqaan maamulka dawooyinka iyo talo siinta dawada ee bukaanka.
- Inuu leeyahay xirfado isgaarsiineed oo wanaagsan iyo la shaqayn kooxeed.
- Inuu diyaar u yahay shaqo full shift ah.

Mas'uuliyadaha Shaqada:

- Bixinta iyo diyaarinta dawooyinka si sax ah.
- La-talinta bukaanka ee isticmaalka daawooyinka.
- Hubinta tayada iyo kaydinta dawooyinka.
- La shaqaynta dhakhaatiirta iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka.

Sida loo codsado:
Fadlan soo dir CV-gaaga iyo waraaqaha kale ee muhiimka ah (shahaadooyin, tixraacyo) kahor taariikhda k**a dambaysta ah: 04-May-2026.

Codsiyada waxaa lagu soo diri karaa :
Email: [email protected]

Fiiro gaar ah: Kaliya codsadayaasha la soo xulo ayaa lala soo xiriiri doonaa.



Hospital

Bakaal Hospital - Diabetic World
14/11/2025

Bakaal Hospital - Diabetic World

08/11/2025

Ogeysiis Caafimaad โ€“ Bakaal Hospital, Hargeysa

Bakaal Hospital ee magaalada Hargeysa wuxuu si xushmad leh ugu ogaysiinayaa dhammaan bulsho-weynta ku dhaqan Somaliland iyo nawaaxigeeda in ay imaan doonaan dhakhaatiir ku takhasusay daawaynta xanuunnada
Ku dhaca kala goysyada jidha iyo curuuqda kuwaas oo kasoo socda British Hospital dubia

Dhakhaatiirtani waxay shaqada si rasmi ah u bilaabi doonaan bisha 15 November 2025.

Xanuunnada ay daweyn doonaan waxaa ka mid ah:

โœ…Jilbo xanuunka
โœ…Dhabar xanuunka
โœ…Qoor xanuunka
โœ…Muquqyo xanuunka
โœ…Seedo xanuunka

Fadlan la xiriir Bakaal Hospital si aad ballan u qabsato ama wixii faahfaahin dheeraad ah aad u baahan tahay.

Nala soo xiriir maanta si aad u hesho daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo!

๐Ÿ“ž Wac: [571888/063-4066144]
๐Ÿ“ Cinwaan: [WADADA XERO-AWR KASOO
HORJEEDKA TELESOM,
Hargeisa, Somaliland]

๐Ÿ•’ Adeeg degdeg ah oo diyaar ah 24 saac maalintii โ€“ 7 maalmood usbuucii

26/10/2025

Xog ku saabsan saacadaha shaqada iyo adeegyada Bakaal Hospital

20/10/2025

Bakaal Hospital
Waxa kugu diyaara shaybaadh guud iyo la kulanka dhakhaatiirta xanuunada guud iyo lafaha oo bilaash ah.

Hospital

Address

WADADA XERO-AWR KASOO HORJEEDKA TELESOM
Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bakaal Hospital:

Shortcuts

Share

Category