Shaybaadhka Cusbitaalka Sallaxley

Shaybaadhka Cusbitaalka Sallaxley Shaybaadhlka Cusbitaalka Sallaxley

16/04/2026
Waxaa Dhammaan Bulsho waynta Ku Dhaqan Degmada Sallaxley iyo Nawaaxigeeda La Ogoysiinyaa Inayy Imanayaan Dhakhaatiirtii ...
12/12/2025

Waxaa Dhammaan Bulsho waynta Ku Dhaqan Degmada Sallaxley iyo Nawaaxigeeda La Ogoysiinyaa Inayy Imanayaan Dhakhaatiirtii indhah Oo Samayn Doona Qaliin Bilaash ah Malinka Aya Taarikhdu Tahy 18Ka |12|2025 Malin Khamiis ah

Waxaan Mar Labaad Idinku War Galinaynaa Inay Dhakhatir Takhasus Ah Oo In Badan Shaqaynayay Inoo Imanyaan Bulshadu Jaaniskaa Ha Uga Faaidaysato sida Ugu Quruxda Badan

Ogaysiis✅Cusbitalka Guud Ee Dagmada Sallaxley
16/09/2025

Ogaysiis✅

Cusbitalka Guud Ee Dagmada Sallaxley

Maalinta Caalimiga Ah Oo Dhiig Ku Deeqidda Hospitalka Sallaxleyy
15/06/2025

Maalinta Caalimiga Ah Oo Dhiig Ku Deeqidda Hospitalka Sallaxleyy

Dhamman Reer Sallaxley Waxan Ku War Galinaynaa Inuu Inoo Bilaami Doono Ololaha dhiig Ku DeeqiddaDhiigu Ku Deeqiddu Waa S...
14/06/2025

Dhamman Reer Sallaxley Waxan Ku War Galinaynaa Inuu Inoo Bilaami Doono Ololaha dhiig Ku Deeqidda

Dhiigu Ku Deeqiddu Waa Sadaqada Waana Badbaado

Munaasibad Xil-WareejinMaanta Oo Ay Taarikhdu Tahy 25-4-2025gcWaxaa Cusbitalka Guud Ee Degmada Sallaxley Ka Dhacay Xafla...
25/04/2025

Munaasibad Xil-Wareejin

Maanta Oo Ay Taarikhdu Tahy 25-4-2025gc
Waxaa Cusbitalka Guud Ee Degmada Sallaxley Ka Dhacay Xaflad Balaadhan Oo Ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Agaasimihii h**e
Iyo Agaasimaha cusub

Waxan Soogotin iyo Duco Iskugu Darynaa Dr Farhan Nasir Oo Soo Gadhsiiyay Halka uu ManTa Joogo Hospitalku Waxan Ku Leenay Agasime Illahy Miisanka Xasanadka Hakuu Saaro waxan Kuu rajaynaynaa Mustaqbal wngzan

Sidoo kle waxan Soo Dhawaynaynaa Agasimaha Cusub Dr kamaal A’rahmaan Oonu Kalsooni Buuuxda ku qabno Inuu Wax wayn Ka Qaban doono Shaqada Hospitalka mar 1aad iyo Mad 2aadba Soo Dhawoow

Dhamaan Bulshada Reer Sallaxley Waxaanu Ku War Galinaynaa Inuu Inoo Bilaami Doona Olalaha Dhiig ShubisTa  Ka Hor Bisha B...
26/02/2025

Dhamaan Bulshada Reer Sallaxley Waxaanu Ku War Galinaynaa Inuu Inoo Bilaami Doona Olalaha Dhiig ShubisTa Ka Hor Bisha Barakysan Ee Ramadan Si Loo Helo Dhiig Kaydsan Oo Aynu Ku Badbadino bulshadeena Fadlan Ka Qayb Qaado

25/12/2024

Hospitalka Sallaxley Waxaa Looga Baahan Yahy Dhiiga🩸 Noocyadiisa Kala Duwan FadaL H**e u Soo Gaadha

BismillahWaxaanu Bulsha-Waynta Ku Dhaqan Deg, Sallaxley Ku War Gelineynaa In Cusbitaalka Wayn Ee Degmada La Keenay " Qal...
29/08/2024

Bismillah

Waxaanu Bulsha-Waynta Ku Dhaqan Deg, Sallaxley Ku War Gelineynaa In Cusbitaalka Wayn Ee Degmada La Keenay " Qalab Shaybaadh Oo Casri Ah"
QalabKaas Oo Inaga Caawin Doona In Cusbitalka Aynu Ka Helno Adeeg Sheybaadh Oo Dhamaystiran

Noocyada dhiiga Iyo Sida Ay U kala Badan yihiin1 Nooca ugu Badan Waa O+ (38%) Halka  O-  Uu Yahy 6%  Calamka  Oodhan2 Da...
19/08/2024

Noocyada dhiiga Iyo Sida Ay U kala Badan yihiin

1 Nooca ugu Badan Waa O+ (38%) Halka O- Uu Yahy 6% Calamka Oodhan

2 Dadka Aduunka Ku Nool ee Leh Nooca Dhiiga A+ Waa (34%) Halka A- Uu Yahy 6% Calamka Oo dhan

3 Sidoo Kale Dadka Leh Nooca dhiiga B+ Waa (9%) Halka B- Iyana Tahy 2% Calamka Oodhan

4 AB+ Waxaa Leh Dad Calamka Ka Ah (4%) Nooca dhiiga ugu Yar Caalamka Waa AB- Waxaa Lagu Qiyaasaa 1%

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaybaadhka Cusbitaalka Sallaxley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category