Naruuro Eye Speciality Clinic

Naruuro Eye Speciality Clinic Your Eyes Deserve the Best.

01/08/2026
01/08/2026

Congenital nasolacrimal obstruction waa xannibaad ku timaadda marinka ilmada ee ilmaha marka uu dhasho, taas oo keenta in ilmadu si fiican uga bixi weydo isha. Badanaa waxaa lagu arkaa ilmeyn joogto ah, dheecaan ama wasakh yar oo isha ka soo baxda, iyo mararka qaar indhaha oo isku dhega. Xaaladdan inta badan waxay ka dhalataa in marinka ilmada aanu si buuxda u furmin dhalashada kadib, waxaana badanaa ay iskeed u hagaagtaa bilaha ugu horreeya ee nolosha.

Daaweyntu inta badan waxay ku bilaabataa massage-ka marinka ilmada, nadaafadda isha, iyo kormeer joogto ah. Haddii aysan iskeed u furmin, waxaa loo baahan karaa in marinka la furo (probing) ama daaweyn kale oo takhasus leh. Haddii ilmuhu yeesho casaanyo daran, barar, ama qandho, waa in si degdeg ah dhakhtar loo arkaa.

15/07/2026

La soco ogeysiisyada Naruuro Eye Speciality Clinic si aad uga faa'iidaysato adeegyada indhaha ee tayada leh iyo Wacyigelinta aanu soo gelino Bartan

Mahadsanidiin.

09/07/2026

Naruuro Eye Speciality Clinic Bariga Shimbirta Total (Dumbuluq)

Address

Total, Bariga Shimbirta
Hargeisa
0000

Opening Hours

Monday 16:00 - 22:00
Tuesday 16:00 - 22:00
Wednesday 16:00 - 22:00
Thursday 16:00 - 22:00
Saturday 16:00 - 22:00
Sunday 16:00 - 22:00

Telephone

+252634414064

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naruuro Eye Speciality Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share