10/04/2026
Hargeisa London Hospital waxa kugu diyaara Dr. Yismaw Belachew — dhakhtar ku takhasusay caafimaadka haweenka (OBS & GYN)
Dr. Yismaw wuxuu u heellan yahay daryeel naxariis leh oo tayo sare leh, laga bilaabo uurka ilaa daaweynta cudurrada haweenka, isagoo mar walba mudnaanta siinaya badbaadada iyo caafimaadka bukaanka.
Khibraddiisa waxaa ka mid ah:
• Daryeelka hooyada uurka leh (antenatal & postnatal)
• Baadhitaanka iyo daaweynta cudurrada haweenka
• Caafimaadka taranka haweenka
Dr. Yismaw Belachew — gacmo ammaan ah, daryeel aad ku kalsoonaan karto.
Caafimaadkaaga waa mudnaantayada.
Meet Dr. Yismaw Belachew — your trusted expert in women’s health
From guiding safe pregnancies to managing complex gynecological conditions, Dr. Yismaw is dedicated to providing compassionate, personalized care at every stage of a woman’s life.
Expertise in:
• Antenatal & postnatal care
• Safe delivery ( normal and surgical) & high-risk pregnancy management
• Gynecological diagnosis & treatment
• Women’s reproductive health & wellness
With a commitment to excellence and patient-centered care, you are in safe hands every step of the way.
Your health. Your journey. Our priority.