31/07/2026
Sixid: Qoraalka aan soo xigtay waxa uu ahaa qoraal ruux xaaladaha taagan ku cabirayay fekerkiisa. Anniga waxa ay iga ahayd inaan horumarka la siyaasadayn oo aan la qabyaaladayn.
FG: Qabiil ayaa xun ma amaaninsani ee qof ayaa xumaan kara. Reerkaasina waa reer sharfan oo ehel, xiddid, asxaab, jaar iyo jiiraan ba aanu nahay. Cidii qoraalkaas dhibsatay waxa aan ka bixinayaa raali-gelin buuxda.