C/shakuur Maxamed Bulshaawi

C/shakuur Maxamed   Bulshaawi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from C/shakuur Maxamed Bulshaawi, Doctor, Hargeisa.

03/01/2022

Damac baa haga
Dareenka lahanshada
Ana dookhu la sahan tag

08/01/2021

Dhaqanyahow Noloshaad
dhidib'iyo u ahayd
Tiir dhaxaad Sow kan
xarku ku dhishee
Dhuuxa kaala baxee
Dheeligaba aad tahay

19/12/2020

Magacyada xilliyada roobka uu da'o

afartanaad xilliga roobku da'o oo ku beegan dabayaaqada xagaaga

dayr xilli roob ku da'o oo ka bilowda bisha 9--11

gu' xilli roob ku da'o oo ka bilowda bisha 3--5

milay xilli ka mid ah xilliyada roob ku da'o

karan xagaaga badhtamiiisa xiilli roob kada'o gobolada waqooyi galbeed

samalaha xilli roobaad galbedka somalia roob ka da'o xagaagii

seermawaydo xilli roob badan da'o gugii

dhudhub guga xilli roob badan ka da'o gobolada jubooyinka

wajiine xilli roob ka da'o xeebaha nugaal wakhtiga jiilaalka ( 12--2

xays xilli jiilaalka dhexdiisa roob ka da'o xeebaha bari

Hbeen wacan

Ma dafiro wanagiiWali waan aqoonzaney
19/12/2020

Ma dafiro wanagii
Wali waan aqoonzaney

 .Nin ayaa labo Xaas qabay👱‍♀️👱‍♀️ iyagoo T.Vga 📺 daawanaya ayaa waxa uu u baahday Galaas biyo ah🥛.Suu tii yareyd u dirs...
12/12/2020

.

Nin ayaa labo Xaas qabay👱‍♀️👱‍♀️ iyagoo T.Vga 📺 daawanaya ayaa waxa uu u baahday Galaas biyo ah🥛.
Suu tii yareyd u dirsaday isagoo tan weyn.
Markay dhaqaaqday tii yareyd, ayaa tii si Xanaaq leh u tiri:-
"Anagoo dhan waanu naqaanaa sida biyaha loo keeno, lkn iyada ayaad rabtaa inaad Gacanteeda ku cabto, oo qaabka ay usii soconeyso sii Daawato ".

Isaga oo yaaban ayaa tii biyaha u keentay kuna tiri:-
"Haye sirtiina ma dhameysateen, wax kasta waan Ogahay ileen anigaa iskakey direysay . .



☆ Bulshaawi maxamed Boss ✍✍

11/12/2020

Waa h**e hadaan
Qalbigu ruux weheshan
Habeen kaama weecden
Wacadkiyo axdigana
Walee qofna lama galeen
Caashaqa lama wadagen
Kalgacalka ma warabiyen

Habeenimo wacn

10/12/2020

Nimanan iz difaaci karin
Doodina Aqoon
Ayaa dalka jogoo
Dawladnimada haya

09/12/2020

Jiilkan sabankow
Jidiin go'iyo dhibta
Jeefaakiyo hagar damada
Kadaaya jaceylada

Xilliyadii h**e dhaqaatiirtu wax culeys ah kuma qabi jirin iney saaraan madaxooda xabadka-naagaha, si ay u dhagaystaan g...
04/12/2020

Xilliyadii h**e dhaqaatiirtu wax culeys ah kuma qabi jirin iney saaraan madaxooda xabadka-naagaha, si ay u dhagaystaan garaaca Wandnaha.

Balse sanadkii 1916-dii dhaqtar u dhashay Faransiiska oo lagu magacaabo Rani Ft ayaa ka xishooday inuu sameyo sidii ay dhaqaatiirtii h**e yeeli jireen, waxuuna ku fakaray inuu gabi ahaanba fakraddaan ka taqalluso.

Maalin maalmaha kamid asoo ku dangiiga geed jiridiis ayuu maqlay shimbir geedka korkiisa saaran qayladiisa, waxaw ogaaday inuu jiridda geedku ay soo jiidday dhawaqa shinmbirka,markaas ayey ku soo dhacday inuu sameeyo sameecadd lagu dhageysto dhawaaqa Wadnaha(stethoscope).

Haddii uusan soosaari laheyn datoorku sameecaddaas 90% dhallinyaradu dhaqaatiir ayey naqan lahaayeen.
Habeenku Ha idiin Wacnado Dhalin Yaro😁

Bulshaawi

03/12/2020

Allahayow yanaanu
U ayaan darnaan
Sidii inan lala tagoo
Ayaamo maherkiyo
Loo raadshey intii laga
dhiibi lahaa gabaatigoo
Ehelada laga uruurshay giniyaad

Waa sawir hadlaya maxaa kaaga baxay adiga fikirkaaga
27/11/2020

Waa sawir hadlaya maxaa kaaga baxay adiga fikirkaaga

Dhudi weeye dhabeelaDhaqankiyo azluubtanaDhaxal weeye lagu dhalooDhameyz hooyadii xanbartaU dhigtay anzhaxooDhabteedey e...
26/11/2020

Dhudi weeye dhabeela
Dhaqankiyo azluubtana
Dhaxal weeye lagu dhaloo
Dhameyz hooyadii xanbarta
U dhigtay anzhaxoo
Dhabteedey eedabtiyo
Ka dheehatay akhlaaqda

Dhal weeye xariira
Dayax dhameysiyo
Qorax weeye dhalatay
Dheeman weeye luul
Dhool baroo hilaacay
Miiraale dhibicii iyo
Nacaaw weeye la dheefasdo

Dhabarkiyo labtiyo
Bogeygaan ku dhigay
Wajiga dhabankiyo
Waxyahaygan ku dheehay
Halbawlaha dhiiga qadiyo
Wadnaha dacalkizan dhidbay

Dhawaqa sawdkedaan
Ku dhayaa boogaha
Dhaawaca jidhkeygey
Dheymo u tahay dhudi
Hadaanan arageeda dhugan
Dhawaqeda hadanan maqlin
Waxbaa iga dhimanoo
Sidii ruux dhoohanbaan
U dhaqmaa dharaartaas

Address

Hargeisa

Telephone

0633520740

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when C/shakuur Maxamed Bulshaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category