Dalsan Dermatology Center

Directions

Dalsan Dermatology Center Dalsan Dermatology waxay kuu daahfurtay xarun Caafimaad oo loogu talogaley Daaweynta Maqaarka, Timaha, Cidiyaha iyo Xasaasiyada

30/08/2026

Wareysi Nimco Samriye!
Microneedling iyo faaidooyinkiisa caafimaad, sidoo kale barnaamij ardayda Qalinjabineysa aan ugu talogalney discount 30%.

- Barnaamijka Qalinjabin quruxle (Hydrafacial) 2qof keen oo adigu Bilaashnoqo.

๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐ง๐ž๐ž๐๐ฅ๐ข๐ง๐ !Fa'idooyinka:a) Yareynta nabarrada finanka wajigab) Yareynta daloolada waaweync) Kordhinta adkaanta & daba...
29/08/2026

๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐ง๐ž๐ž๐๐ฅ๐ข๐ง๐ !
Fa'idooyinka:
a) Yareynta nabarrada finanka wajiga
b) Yareynta daloolada waaweyn
c) Kordhinta adkaanta & dabacsananta maqaarka

Ka faa'idayso Qiimo dhimista 30% oon ugu talogalney adeegan

Qalinjabin quruxle!Dhamaan ardayda qalin jabineysa waxaan usameyney 30% Qiimo dhimis adeegyada qurxinta ah. Sidoo kale 2...
23/08/2026

Qalinjabin quruxle!
Dhamaan ardayda qalin jabineysa waxaan usameyney 30% Qiimo dhimis adeegyada qurxinta ah.

Sidoo kale 2 qof keen oo adigu free noqo.

16/08/2026

๐๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐‰๐š๐›๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐ฅ๐ž!
Ka Faai'dayso fursada qalinjabinta
๐ค๐ž๐ž๐ง ๐Ÿ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐จ๐จ ๐š๐๐ข๐ ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ ๐…๐ซ๐ž๐ž

๐๐จ๐ฌ๐ญ-๐ข๐ง๐Ÿ๐ฅ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐‡๐ฒ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฉ๐ข๐ ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐I๐‡) waa madoobaansho ama baro madow oo maqaarka ku reeba kadib finan, cuncun, guba...
30/07/2026

๐๐จ๐ฌ๐ญ-๐ข๐ง๐Ÿ๐ฅ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐‡๐ฒ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฉ๐ข๐ ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐I๐‡) waa madoobaansho ama baro madow oo maqaarka ku reeba kadib finan, cuncun, gubasho ama caabuq kale. Inkastoo aysan ahayn finan cusub, haddana waxay saameyn kartaa muuqaalka maqaarkaaga. Daryeelka saxda waxaad ka helaysaa xarunteena Dalsan dermatology.
Nagu soo qoobo xarunta aanu ku leenahay Xero-Awr, Call 63 3337179 ama WhatsApp 633337179

25/07/2026

Timo daadashada iyo waxyaalaha sababa.

24/06/2026

Adeegyada bilaashka ah bishan || Facial Machine iyo Lab discount 10%. - ka faaidayso fursada 26 june awgeed.

๐๐จ๐ฌ๐ญ-๐ข๐ง๐Ÿ๐ฅ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐‡๐ฒ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฉ๐ข๐ ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐I๐‡) waa madoobaansho ama baro madow oo maqaarka ku reeba kadib finan, cuncun, guba...
21/06/2026

๐๐จ๐ฌ๐ญ-๐ข๐ง๐Ÿ๐ฅ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐‡๐ฒ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฉ๐ข๐ ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐I๐‡) waa madoobaansho ama baro madow oo maqaarka ku reeba kadib finan, cuncun, gubasho ama caabuq kale. Inkastoo aysan ahayn finan cusub, haddana waxay saameyn kartaa muuqaalka maqaarkaaga. Daryeelka saxda waxaad ka helaysaa xarunteena Dalsan dermatology.
Nagu soo qoobo xarunta aanu ku leenahay Xero-Awr, Call 63 3337179 ama WhatsApp 633337179

๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐  ๐‘๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š!H**e ulatacaal Mililka wajiga & Haaraha oo nagu soo qoobo xarunta aanu ku leenahay Xero-Awr ama Soowac ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ’๐ŸŽ...
11/06/2026

๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐  ๐‘๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š!
H**e ulatacaal Mililka wajiga & Haaraha oo nagu soo qoobo xarunta aanu ku leenahay Xero-Awr ama Soowac ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ’๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ• ๐€๐ฆ๐š ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: 634747047
__________________________________

Address

Xero-Awr
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsan Dermatology Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category