24/07/2026
24-July 26 Muqdisho Somalia
Waxaa Maanta ka qabsoomay magaalada muqdisho shirkii sanad laha ahaa ee shirkada Shaafici Laamaha Koonfurta Somalia.
Shirkan oo ahaa mid ay ka soo qayb galeen Maamulka sarre ee shirkada Mohamed Ibraahim Ismail (Jabaan) iyo Maamulayaasha laamaha kala duwan koonfurta Somalia ee shirkada ayaa ahaa mid lagaga hadlayey hawlaha shaqo iyo qorsha Yaasha hor-tebinta u uleh.
Sidoo kale kulan kan waxaa qayb ka ahaa Tababar kooban oo la siiyey qaybaha Iibka (Sales), Xisaabaadka (Accountants) iyo sidoo kale Maamulka iyo Maaraynta
Si xirfadooda kor loogu qaado.
shaafici Pharmaceutical and Medical Supplies.