09/08/2026
Laascaanood -Ogoosto - 09- 26
Waxaa Mudo sadex cisho ah uga socday Tababar la xidhiida kor u qaadista maamulka iyo maaraynta iyo qorshayaasha shaqo ee shirkada qaar kamida Maamuleyaasha Laamaha shirkada Shaafici kuwaas oo kala ah, Lascanod, Bosaso, Garowe, Galkacayo, Buhodle ayaa waxa uu ka qabsoomay Magaalada Lascanod.
Tababarkan waxaa qayb ka ahaa maamulka sarre ee shirkada Shaafici CEO- Maxamed Ibraahim Ismail iyo Deputy Chairman Shaafici Ismail Ahmed ahmiyada tababarkan ayaa ahaa kor u qaadista hanaanka maamul ee shirkada iyo soo bandhigida qorshayaasha maamul ee shirkada sidoo kale waxaa shirkada shaafici ka caawisay tababarkan shirkada Nasiiba Coaching oo ah shirkad ka shaqaysa tababarada, shirkan ayaa waxa uu ku soo dhamaaday si guul ah.