Abwaan Cabdiraxmaan Aadan

Abwaan Cabdiraxmaan Aadan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan Cabdiraxmaan Aadan, Home Health Care Service, Hargesa.

Asc kusoo dhawow shirkada dayax Online Market😊 macmiil waanu ku faraxsanahay inaad nalasoo xidhiidho👏 Fadlan dalabkaaga halkan noogusoo gudbi sida ugu dhakhsiyaha badan ayaanu kuuguso jawaabeyna save gareyso numberka si aad ula socoto alaabaha cusub

Warda Xaashi Ninkeedu Waa nin jiimta ku raaga Balwad oo dhan ka weecday Weynihiis u sujuudaWaalidkiisa adeeca Oon Tiktok...
21/01/2023

Warda Xaashi Ninkeedu
Waa nin jiimta ku raaga
Balwad oo dhan ka weecday
Weynihiis u sujuuda
Waalidkiisa adeeca
Oon Tiktok-ga ku waalan

Midhihii waddankiisa
Waa nin heeda cunaaya
Pizza waa h**e daayay
Waxba moodin shuwaarma.

Waa nin aan wixi qaadan
Buufis dhoofku wareemin
Western-ka jeclaanin
Ka wardoonin kambaala
Kolba qaadan waraaqo

Waa nin aan iska waalin
Oon haweenka ka waalin
Isna aan laga waalin

Waa nin aanan ku wiirsan
Qofka weel madhan haysta
Ama waayuhu ciilay
Ee wuxuu karo siiyo

Waa nin aanan la waabsan
Oo midkii ku wareega
Wayeey wayda ku ooyo.

Hadal uun wadi maynee
Waa ninkaas wax tarkiisa
Warda xaashi ka yaabtay
Ee intuu la wacnaaday
Wadneheeda u siisay.

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun  Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyoba...
21/01/2023

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyobax dagdag ah ama Shahwadoo kaa imaan weyda ama kacsi la,aan iyo Barar Qaarka Dambe ah ama Caadadoo kaawareersan ama kaaba guurtay iyadoon lagaarin da'dii Caada guurka dhalma la,aan ama Dhicis (Dilan) kugu soo laalaabtay Gaas kaatagi waayay oo kudaashaday Qanjirka Raganimada oo kuxanuunaya (Prostate)
Saxarada oo kugu adkaata marmarna dhiig wadata ama Xab iyo Axalo Futada oo kucuncunta mararka qaar malawadka oo markaad saxaroo maagto banaanka yimaada

Hadaba waxaa macquul ah inuu kuhayo Baabasiirka Gudaha ama Dibada ee waxaan kuuhayaa Daawo Tayo sare leh oo kaa Dabargoyn doonta inshaa allaah ee igala soo xariir

Hiigsigeenu waa adoo bogsada iyo sumcadeenoo kor ukacda

WhatsApp ama wa.me/0906776668

06/01/2023

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.

Hadaad faah faahin doonayso luuqa igala soo xariir✍️ https://call.whatsapp.com/video/fKJfuiDgzU3whgSy2E2knB
Ama 0634343882

06/01/2023

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.

Hadaad faah faahin doonayso luuqa igala soo xariir✍️

05/01/2023

Nasoo booqo hadii aad tahay bukaan socod si aanu kuu siino talooyin caafimaad OO wax ku ool ah mahdsnid

Address

Hargesa

Telephone

+252634343882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Cabdiraxmaan Aadan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abwaan Cabdiraxmaan Aadan:

Shortcuts

Share