KAAH Cummunity Hospital

KAAH Cummunity Hospital kaah Community hospital is one of the leading hospitals in city you can get (internal medicine,pediatric,Gyno and obstetrics,General surgeon,

Hapyy International Midwives Day."I am offering my deepest congratulations to our beloved lifesavers, our Midwives, as t...
05/05/2026

Hapyy International Midwives Day.

"I am offering my deepest congratulations to our beloved lifesavers, our Midwives, as they celebrate their day. I wish them all the best in the journey ahead."

Mohamed Abdi Ali.

Executive Director of the Kaah Community Hospital.

Kulan muhiima oo lagaga tashanayay Horumarinta Talaalka Caruurta Somaliland oo ay hogaaminayso Wasaraasada Horumarinta C...
09/04/2026

Kulan muhiima oo lagaga tashanayay Horumarinta Talaalka Caruurta Somaliland oo ay hogaaminayso Wasaraasada Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa lagu qabtay Caasimadda Hargeysa, kulanka waxaa ka soo qaybgalay Wasaradaha kala duwan ee dalka qaybtana ka ah fidinta iyo badhaalinta Talaalka, Hay'adaha Qaramada Midoobay, kuwa Caalamiga ah iyo Cusbitaalada bixiya adeega Talaalka kuwa dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay ba guud ahaan dalka.

Sidoo kale Sharaf wayn ayay u tahay Cusbitaalka KAAH CUMMUNITY HOSPITAL ee kuyaala Caasimadda Hargeysa in u noqday Cusbitaalka bixiyay Talaalka ugu badan ee caruurta an h**e talaal u qaadan (Immunization first dose) guud ahaan Cusbitaalada dalka kuwa dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay ba sida ay sheegtay Wasarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland 3dii bilood ee u danbeeyay sanadkii dhamaaday 2025.

17/11/2025
World Prematurity Day 17 November 2025.Kaah Community HospitalPreterm birth remains a major global health challenge, con...
17/11/2025

World Prematurity Day 17 November 2025.

Kaah Community Hospital

Preterm birth remains a major global health challenge, contributing significantly to neonatal morbidity and mortality. At Kaah Community Hospital, we are committed to providing evidence-based, high-quality neonatal care that aligns with international standards, including WHO and global neonatal guidelines. Our Neonatal Care Unit continues to strengthen its capacity through

Our neonatal team focuses on:
A. Advanced clinical monitoring and early intervention
B.Early respiratory support
C.Strict infection prevention and sepsis management strategies
D Breast-milk–based nutrition
E.Family-centered care and Kangaroo Mother Care and weight gain strategies .

Today, we honor the strength of premature babies, the dedication of their families, and the commitment of healthcare professionals working to improve survival and long-term outcomes.

Kaah Community Hospital – Advancing Neonatal Care for a Healthier future.

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis. Dr. Axmed Cabdiraxmaan ayaa shaqada dib uga bilaabay  Kaah Community KAAH Cummunity Hospital...
09/11/2025

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis. Dr. Axmed Cabdiraxmaan ayaa shaqada dib uga bilaabay Kaah Community KAAH Cummunity Hospital.

Cusbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Kaah Community Hospital ee kuyaala Casimada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa u dabaal deg...
06/05/2025

Cusbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Kaah Community Hospital ee kuyaala Casimada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa u dabaal degay maalinta Umulisooyinka Aduunka (International Midwives day) taaso sanad kasta la xuso 5 May. Cusbitaalka Kaah wuxuu ka midyahay cusbitaalada ugu dada wayn ee gaarka loo leyahay dalka Jamhuuriyadda Somaliland wuxuuna shaqaynayay mudo ka badan 34 sano.

Kormeerkii Saaka Gudiga Arimaha Bulshadda ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ku yimadeen Cusbitaalka Kaah Com...
24/03/2025

Kormeerkii Saaka Gudiga Arimaha Bulshadda ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ku yimadeen Cusbitaalka Kaah Community Hospital.

OGEYSIIS▪️▪️▪️▪️▪️KAAH HOSPITAL WAXA SHAQADA KAAGA BILAABAY DR MAXAMUUD CABDIRAXMAN WARSAME ( DR BARRE )OO KU TAKHASUSAY...
05/09/2023

OGEYSIIS▪️▪️▪️▪️▪️
KAAH HOSPITAL WAXA SHAQADA KAAGA BILAABAY DR MAXAMUUD CABDIRAXMAN WARSAME ( DR BARRE )
OO KU TAKHASUSAY XANUUNADA KU DHACA CARUURTA ( PEDIATRICIAN SPECIALIST)

Nagala soo xidhiidh:- 528995 ama 0634770091, 0633395112

Address

Hargeysa
SO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAH Cummunity Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category