Shifa Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Shifa Hospital kusoo dhawaada Shifa Hospital oo ku yaalla Hiiraan, Beledweyne, Somalia oo idiin qaban doona dhamaan edeegyada caafimaadka oo dhameystiran. mahadsanidiin

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด MAALINTA CALANKA SOOMAALIYEEDShifa Hospital waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed mun...
12/10/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด MAALINTA CALANKA SOOMAALIYEED

Shifa Hospital waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 12-ka Oktoobar, Maalinta Calanka Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Calankeennu waa astaanta midnimada, xorriyadda, sharafta iyo qarannimada Soomaaliyeed. Waa astaan ina mideysa, kuna suntan halgankii iyo taariikhda ummaddeenna.

๐Ÿ’™ Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Shifa Hospital โ€“ Shaafiyaha Bulshada.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿšซ๐Ÿ’Š HA QAADAN DAAWO AAN DHAKHTAR KUU QORIN!Caafimaadkaagu waa qaali! โค๏ธโ€๐ŸฉนQaadashada dawo aan dhakhtar kuu qorin waxay kha...
11/10/2026

๐Ÿšซ๐Ÿ’Š HA QAADAN DAAWO AAN DHAKHTAR KUU QORIN!

Caafimaadkaagu waa qaali! โค๏ธโ€๐Ÿฉน

Qaadashada dawo aan dhakhtar kuu qorin waxay khatar gelin kartaa caafimaadkaaga, waxayna keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad oo halis ah.

โœ… Daawooyinka u qaado sida dhakhtarku kuu faray.
โœ… Ha iskaa u isticmaalin dawooyin.
โœ… La tasho dhakhtar ka hor intaadan qaadan daawo.

๐Ÿฅ Shifa Hospital โ€“ Adeeg Ka Baxaad Weyn Filashadaada!

๐Ÿ“ Howlwadaag, Xaafadda Hilaac, dhanka wabiga Jiinliiska.

๐Ÿ“ž +252 619999349 | +252 619999348

๐ŸŒ™ ๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐จ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค!โ€‹dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay adduunka ka joogan.
09/10/2026

๐ŸŒ™ ๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐จ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค!
โ€‹dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay adduunka ka joogan.

Daaweynta Caado Wareerka iyo Qal-Qalka Ku Yimaada Hormoonnada Dumarka Isbitaalka waxaa heegan kuugu ah Dhakhtarada Hawee...
08/10/2026

Daaweynta Caado Wareerka iyo Qal-Qalka Ku Yimaada Hormoonnada Dumarka Isbitaalka waxaa heegan kuugu ah Dhakhtarada Haweenka iyo Qalliimadooda.โ€๐Ÿ“ Howlwadaag, Xaafadda Hilaac โ€” Dhanka Wabiga Jiinliiska
๐Ÿ“ž +252 619999349 | +252 619999348
Shifa Hospital โ€” Shaafiyaha Bulshada.

๐ŸŽ€ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š โ€“ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซCalaamadaha muhiimka ah ee loo baahan yahay in laga digtoonaado waxaa ka ...
06/10/2026

๐ŸŽ€ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š โ€“ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซ
Calaamadaha muhiimka ah ee loo baahan yahay in laga digtoonaado waxaa ka mid ah:
๐Ÿ”น Buro ama adkaansho ka timaada naaska
๐Ÿ”น Dheecaan ka yimaada ibta naaska
๐Ÿ”น Casaan ama barar ku yimaada mid ka mid ah naasaha
๐Ÿ”น Isbeddel ku yimaada muuqaalka ama qaabka naaska
Ha sugin calaamadaha inay sii xoogaystaan. Baaritaanka h**e wuxuu door muhiim ah ka qaataa caafimaadka naasaha. ๐Ÿฉท
๐Ÿฅ Shifa Hospital โ€“ Shaafiyaha Bulshada
๐Ÿ“ Howlwadaag, Xaafadda Hilaac, dhanka wabiga Jiinliska
๐Ÿ“ž +252 619999349 | +252 619999348

๐ŸŽ€ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š โ€“ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซBisha October waa fursad aan ku xoojinayno wacyigelinta iyo fahamka kansa...
05/10/2026

๐ŸŽ€ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐š๐ก๐š โ€“ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซ
Bisha October waa fursad aan ku xoojinayno wacyigelinta iyo fahamka kansarka naasaha. Baaritaan h**e iyo wacyigelin joogto ah waxay door muhiim ah ka qaataan caafimaadka naasaha.
Ha sugin calaamadoโ€”isbaar oo caafimaadkaaga mudnaanta sii. ๐Ÿ’—
Shifa Hospital โ€“ Shifa Hospital waa Shaafiyaha Bulshada
๐Ÿ“ Howlwadaag, Xaafadda Hilaac, Dhanka Wabiga Jiinliiska
๐Ÿ“ž +252 619999349 | +252 619999348

04/10/2026

๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฌ๐ซ๐จ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ โ€“ Dhakhtartada Haweenka & Qalliimadooda ee Isbitaalka Shifa.
โ€‹Adeegyadayada Dhakhtarada Fuliso:
1.โ€‹Caado Wareerka
2.โ€‹Ekfashinka Dumarka
3.โ€‹Daaweynta Buro biyoodka
4.โ€‹Daaweynta Xanuunada Minka
5.โ€‹Daaweynta Burooyinka ka soo baxa Minka
โ€‹๐Ÿ“ Howlwadaag - Laanta Hilaac | ๐Ÿ“ž +252 619999348 / +252 619999349
โ€‹

๐ŸŽ€ ๐๐ˆ๐’๐‡๐€ ๐–๐€๐‚๐˜๐ˆ๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐‚๐”๐ƒ๐”๐‘๐Š๐€ ๐Š๐€๐๐’๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐€๐€๐’๐€๐‡๐€ ๐ŸŽ€Bisha Oktoobar waa bisha wacyigelinta kansarka naasaha. Iska baarista h**...
04/10/2026

๐ŸŽ€ ๐๐ˆ๐’๐‡๐€ ๐–๐€๐‚๐˜๐ˆ๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐‚๐”๐ƒ๐”๐‘๐Š๐€ ๐Š๐€๐๐’๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐€๐€๐’๐€๐‡๐€ ๐ŸŽ€

Bisha Oktoobar waa bisha wacyigelinta kansarka naasaha. Iska baarista h**e waxay muhiim u tahay ka hortagga halista iyo helitaanka daaweyn waqtigeeda ah.

๐Ÿฉท Ha sugin calaamadaha, isbaar oo badbaadi naftaada.

๐Ÿฅ Shifa Hospital โ€“ Adeeg ka Kabaaxadweyn filashadaada.

๐Ÿ“ Howlwadaag, Xaafadda Hilaac, dhanka Wabiga Jiinliska.

๐Ÿ“ž +252 619999349 / +252 619999348

๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐ฉ๐š๐ซ๐จ๐ฌ๐œ๐จ๐ฉ๐ข๐œโ€‹Isbitaalka Shifa Hospital waxaa ka heli kartaa qalliinka laparoscopic ah oo lagu daaweyn karo:  1...
03/10/2026

๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐ฉ๐š๐ซ๐จ๐ฌ๐œ๐จ๐ฉ๐ข๐œ
โ€‹Isbitaalka Shifa Hospital waxaa ka heli kartaa qalliinka laparoscopic ah oo lagu daaweyn karo:
1.โ€‹Burooyinka ilmo-galeenka (Fibroids)
2.โ€‹Cysts-ka ugxansidaha
3.โ€‹Endometriosis
โ€‹Nagu soo booqo Isbitaalka Shifa Hospital. La-tasho dhakhtaraada Haweenka & Qalliimadooda maanta!
โ€‹๐Ÿ“ Howlwadaag Xaafada Hilaac (Dhanka wabiga jiinkiisa)
๐Ÿ“ž +252 619999349 / +252 619999348
๐ŸŒ
โ€‹

03/10/2026

Shifa Hospital waa mid aad u qiimi badan oo bulshada u haya adeeg muhiim ah, gaar ahaan xagga caafimaadka hooyada iyo dhallaanka. Waxaan ku boorineynaa bulshada inay taageeraan, maamulka iyo shaqaalahana waxaan u rajeyneynaa guul iyo horumar dheeraad ah."

โ€‹

Address

Hiran

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifa Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shifa Hospital:

Shortcuts

Share

Category