Khaliif Medical Center Jowhar

Khaliif Medical Center Jowhar Horyaalka Xarumaha Caafimaad Ee G/Sh/Dhaxe⚕️

Ka faaideeysi wacan
02/09/2026

Ka faaideeysi wacan

01/09/2026
𝐗𝐔𝐒𝐊𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐋𝐀𝐌𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐇 𝐄𝐄 𝐁𝐔𝐑𝐔𝐊𝐈𝐈𝐓𝐀𝐃𝐀 __________Sanad kasta 12-ka bisha Nofeembar, waxa dunida laga sameeyaa wacyig...
12/11/2025

𝐗𝐔𝐒𝐊𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐋𝐀𝐌𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐇 𝐄𝐄 𝐁𝐔𝐑𝐔𝐊𝐈𝐈𝐓𝐀𝐃𝐀 __________

Sanad kasta 12-ka bisha Nofeembar, waxa dunida laga sameeyaa wacyigelin sare loogu qaadayo xanuunka burukiitada oo ah infekshin dilaa ah isla markaana hormuud u ah infeskhinadda ay ugeeriyoodaan caruurta iyo dadka waaweyn.
Maalintani waxa la dhiirigeliyaa hababka kahortaga iyo daaweynta burukiitada iyada oo loo marayo talaal bixin, nafaqeyn iyo qiimeynta daryeelka caafimaad. waxana la qaataa go'aano lagu yareynayo dhimashadda ay horseedo burukiitadu guud ahaan dunida.

Burukiitaddu waa mid kamid ah, xanuunadda ugu badan ee ay sabab sadaan caruurta ka yar 5-ta sanno, waxana sanadkii 2019 ugeeriyooday ku dhawaad 740 kun oo caruur ah kana yar da’da 5 jirka.

Isbitaalka Khaliif waxa diyaar kuugu ah dhaqtarka caruurta oo ka daweynaya caruurtaada burikiitada iyo dhamaan xanuunada caruurta.

Ha yareysan xanuunka caruurta oo horey usoo gaar Isbitaalka Khaliif , qeybta Caruurta si ilmahaadu u helo daryeel iyo Daaweyn Caafimaad.




CALAMADAHA LAGU GARTO  XANUUNKA MACAANKA .Khaliif Medical Center Jowhar           .  kalena aad ka heleysid Laab casri a...
06/11/2025

CALAMADAHA LAGU GARTO XANUUNKA MACAANKA .

Khaliif Medical Center Jowhar

.

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

Ha sugin ilaa aay dhibaati ka timaado Samee hubin joogta ah bil walba Indhaha waa qayb aad muhiim ugu ah jirka banii’aad...
15/10/2025

Ha sugin ilaa aay dhibaati ka timaado Samee hubin joogta ah bil walba Indhaha waa qayb aad muhiim ugu ah jirka banii’aadamka, waxayna noo suurta geliyaan inaan aragno dunida ku xeeran. Dhibaatooyinka aragga sida indho daciif, ilbiriqsiyo iftiin xanuun leh, ama aragti isku dhexyaacda waa calaamado u baahan in si degdeg ah loo baaro.

Soo booqo xaruunteena isbitaalka.

Khaliif Medical Center Jowhar

.

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

HEL ADEEG CAAFIMAAD OO DEGDEG AH  .Khaliif Medical Center Jowhar           .  kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo j...
15/10/2025

HEL ADEEG CAAFIMAAD OO DEGDEG AH .

Khaliif Medical Center Jowhar

.

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

ISBITAALKA WAXAA DIYAAR KUGU AH COMPUTER UUR KU JIRTA .Khaliif Medical Center Jowhar     iyo bukaan socod .  kalena aad ...
14/10/2025

ISBITAALKA WAXAA DIYAAR KUGU AH COMPUTER UUR KU JIRTA .

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

DIB U HEL DHOOLA CADEYNTAADA LUMAY .Khaliif Medical Center Jowhar     iyo bukaan socod .  kalena aad ka heleysid Laab ca...
14/10/2025

DIB U HEL DHOOLA CADEYNTAADA LUMAY .

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

10/10/2025

QEYBTA QURXINTA AFKA IYO ILKAHA .

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

07/10/2025

BUKAAN KEENA OO LOO SAMEYSI QURXINTA ILKAHA BEFORE & AFTER ...

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

Address

Khaliif General Hospital
Jowhar
9257

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaliif Medical Center Jowhar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Khaliif Medical Center Jowhar:

Shortcuts

Share