14/09/2022
Manta oo bishu tahay 14.Sep.2022 waxa hospitalka Kalabaydh Nagusoo Buuqday
Madax ugu saraysa Hayada PHARO iyo Duqada Dagamada GABILEY Mahmed Aamin.
Waxaanu warbixin kasiinay siduu Hospitalku ushaqeeyo iyo baahiyaha kajira , si loo dardar galiyo Adeegyada Caafimaad, wxu noogu soo dhamaaday Guul