Kaafi Specialist Hospital

Kaafi Specialist Hospital A person who saves someone is a person who saves the entire living world.

Yoolkeena waa Caafimaadkaada

https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8zG3NnJ5znC&_r=1

25/08/2026

Waxaa laga qalay buro 3.5 KG ah oo ku taalay muddo 7 sano ah. Kaafi Specialist Hospital

24/08/2026

Buro 3Kg ah

22/08/2026

Bukaan ka warbixinaya qalliin wiil uu dhalay loogu sameeyey Kaafi Specialist Hospital kismaayo

16/08/2026
OGEYSIIS MUHIIM AHWaxaa magaalada Kismaayo ka bilaabanaya Ol-olaha Qalliinka Faruuranka iyo Dhanxanaga (Cleft Lip & Clef...
10/08/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa magaalada Kismaayo ka bilaabanaya Ol-olaha Qalliinka Faruuranka iyo Dhanxanaga (Cleft Lip & Cleft Palate) oo BILAASH AH (FREE) loo fulinaya.

Qalliinka waxaa loogu talagalay carruurta iyo dadka waaweyn ee qaba faruuranka ama dhanxanag faruuran.

Goobta: Kaafi Specialist Hospital Kismaayo

Fadlan la wadaag fariintan qof kasta oo u baahan adeeggan bilaashka ah.

22/07/2026

Kaafi Specialist Hospital

Fartun Ahmed Apdyqadir ayaa noqotay guuleystaha saadaashii ciyaarti Final-ka aheyd ee u dhexeysay Spain iyo Argentina, w...
20/07/2026

Fartun Ahmed Apdyqadir ayaa noqotay guuleystaha saadaashii ciyaarti Final-ka aheyd ee u dhexeysay Spain iyo Argentina, waxaana ay buuxisay dhammaan shuruudihii aan soo qornay.

SAADAALI NATIIJADA CIYAARTA ADAG EE UDHAXAYDO SPAIN VS ARGENTINA KUNA GUULAYSO LACAG GAARAYSO 10$Shuruudaha Ka Qaybgalka...
19/07/2026

SAADAALI NATIIJADA CIYAARTA ADAG EE UDHAXAYDO SPAIN VS ARGENTINA KUNA GUULAYSO LACAG GAARAYSO 10$

Shuruudaha Ka Qaybgalka:

1. Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta
2. Follow dheh Page-ka Kaafi Specialist Hospital
3. Like garee postigan.
3. Mention dheh 2 qof
5. Saadaalintaada kusoo qor qeybta comment
6. โ  saadaashu waxa ay ku egtahay Marka ay ciyaarta billaabato.
7. Share garee post-ga

Sida Guulaystaha Loo Dooranayo:

Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada isla markaana buuxiya dhammaan shuruudaha ayaa noqonaya guulaystaha.

FG: ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐˜‚๐—ฏ๐—ถ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

Address

Kismayo
252

Telephone

+252612233664

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaafi Specialist Hospital:

Shortcuts

Share

Category