Bushra Dental Clinic

Bushra Dental Clinic medical service

✨ Dhoolla-caddeyn qurux badan hadda waa suurtagal! ✨Bushra Dental Clinic waxaan kuu haynaa dhammaan adeegyada ilkaha oo ...
30/04/2026

✨ Dhoolla-caddeyn qurux badan hadda waa suurtagal! ✨

Bushra Dental Clinic waxaan kuu haynaa dhammaan adeegyada ilkaha oo casri ah:

🦷 Ilko Xidhis (Braces)
🦷 Ilko Gelin (Zirconia & Porcelain)
🦷 Ilko Dhalaalin
🦷 Buuxinta & Daawaynta
🦷 Nadiifinta Ilkaha
🦷 Ilko Saarid iyo adeegyo kale oo badan

💎 Adeeg tayo sare leh
💎 Dhakhaatiir khibrad leh
💎 Qalab casri ah

🎉 Ka faa’iidayso qiimo dhimis 30% ah adeegyada ilko gelinta!

📞 Nala soo xiriir: 252 63 7125600
📍 Kaso horjeedka Haldoor Cafe ama dhinaca Bari Masjidka Calibare, Laascaanood

😁 Bushra Dental – Ilko qurux badan, nolol kalsooni leh!

Address

Laascaanood

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:30
Tuesday 07:00 - 20:30
Wednesday 07:00 - 20:30
Thursday 07:00 - 20:30
Saturday 07:00 - 20:30
Sunday 07:00 - 20:30

Telephone

+252634889436

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bushra Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bushra Dental Clinic:

Shortcuts

Share