Gargaar Hospital Las'anod

Gargaar Hospital Las'anod The right care at the right time at right place

02/08/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH-
Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Laascaanood waxa ka hawlgelaya
Dr. Brhanu – oi ah Khabiir ku takhasusay cudurrada ENT (Cunaha, Sanka & Dhagaha).
Adeegyada uu bixinayo:
- Daawaynta iyo qalliinka qumanka (xoqodaha).
- Daawaynta sanboorka, cadka sanka xidha, cuncunka & xasaasiyadda sanka, iyo qalliinkooda.
- Daawaynta dhagaha dilaaca soo noqnoqda.
- Toosinta iyo qurxinta sanka qalloocan.
Dr-ku wuxuu adeegsanayaa qalabka casriga ah ee Endoscopy, kamarada cunaha & sanka, iyo kombuyuutar lagu cabbiro maqalka dhagaha.
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:
754445 / 0634495255

OGEYSIIS MUHIIM AH – Gargaar Hospital Las'anod  wuxuu diyaar u yahay inuu u adeego dhammaan bukaannada iyo bulshada waxa...
30/07/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH – Gargaar Hospital Las'anod wuxuu diyaar u yahay inuu u adeego dhammaan bukaannada iyo bulshada waxaana diyaar kuugu ah
Dr. Brhanu (ENT Surgeon)
Dhakhtarku wuxuu kugu adegaya sida ugu haboon ugu casrisan adeegyada:
– Qaliimada dhagaha, sanka iyo cunaha (ENT)
– Qaliimo iyo daaweyn dhamaystiran
Ku soo dhowaada si aad u heshaan adeeg caafimaad oo tayo sare leh.

28/07/2026
23/07/2026

*Ogeysiis Muhiim ah!*
Waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda in *Gargaar Hospital* uu imaanayo Dr. DR.
WEGAHTAY, oo ku takhasusay qalliinka guud iyo qalliinnada casriga ah soona shaqyey mudo
Dheer
Dhakhtarku wuxuu sameyn doonaa qalliinnada:
✅ *Dhagaxaanta xameetida*
✅ Burooyinka dhuunta, makaanka iyo naasaha*
✅ *Qabsinka*
✅ *Babasiirka iyo Fistulada*
✅ *Galaha, Sheelada iyo Herniada*
✅ *Iyo burooyinka kala duwan ee jirka.*
Sidoo kale, wuxuu daaweeyaa burooyin badan oo aan qalliin u baahnayn.
F.G Qaliimahadan waa bilaash ama lacag la'aan ee ka faaideyso
, fursadaan oo isdiiwaangeli maanta adigoo la xiriiraya lambarada 754445 ama 4108080

*Gargaar Hospital* — Halka caafimaadkaaga lagu daryeelo adeeg casri ah iyo khubaro lagu kalsoon yahay.

20/07/2026

War galin mugiima waxaa shaqada ka gargaar hospital Dr Xasan jeebo oo ku takhasusay cudurada neerfaha iyo dhimirka hada booqo caruurta si aad u hesho daryeel caafimaad

09/07/2026

Waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda in 11-ka Luulyo uu *Gargaar Hospital* imaanayo Dr. Hassan Ali Cabdulle, oo ku takhasusay qalliinka guud iyo qalliinnada casriga ah ee Laparoscopic (Leysarka), kana soo shaqeeyay gudaha dalka iyo dibadda.
Dhakhtarku wuxuu sameyn doonaa qalliinnada:
✅ *Dhagaxaanta xameetida*
✅ *Burooyinka dhuunta, makaanka iyo naasaha*
✅ *Qabsinka*
✅ *Babasiirka iyo Fistulada*
✅ *Galaha, Sheelada iyo Herniada*
✅ *Gudniinka casriga ah*
✅ *Iyo burooyinka kala duwan ee jirka.*
F.G Qaliimahadan waa bilaash ama lacag la'aan ee ka faaideyso
Sidoo kale, wuxuu daaweeyaa burooyin badan oo aan qalliin u baahnayn.
Dhakhtarku wuxuu joogi doonaa muddo kooban, sidaas darteed kafaaideyso fursadaan oo iska diiwaangeli
*Gargaar Hospital* —

Fursad qaliimo bilaash ah*Ogeysiis Muhiim ah!*Waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo nawaaxi...
08/07/2026

Fursad qaliimo bilaash ah
*Ogeysiis Muhiim ah!*
Waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda in 11-ka Luulyo uu *Gargaar Hospital* imaanayo Dr. Hassan Ali Cabdulle, oo ku takhasusay qalliinka guud iyo qalliinnada casriga ah ee Laparoscopic (Leysarka), kana soo shaqeeyay gudaha dalka iyo dibadda.

Dhakhtarku wuxuu sameyn doonaa qalliinnada:
✅ *Dhagaxaanta xameetida*
✅ *Burooyinka dhuunta, makaanka iyo naasaha*
✅ *Qabsinka*
✅ *Babasiirka iyo Fistulada*
✅ *Galaha, Sheelada iyo Herniada*
✅ *Gudniinka casriga ah*
✅ *Iyo burooyinka kala duwan ee jirka.*

F.G Qaliimahadan waa bilaash ama lacag la'aan ee ka faaideyso

Sidoo kale, wuxuu daaweeyaa burooyin badan oo aan qalliin u baahnayn.

Dhakhtarku wuxuu joogi doonaa muddo kooban, sidaas darteed kafaaideyso fursadaan oo iska diiwaangeli
*Gargaar Hospital* wac 754445 ama 0634108080

07/07/2026

Fursad qaliimo bilaash ah
*Ogeysiis Muhiim ah!*
Waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda in 11-ka Luulyo uu *Gargaar Hospital* imaanayo Dr. Hassan Ali Cabdulle, oo ku takhasusay qalliinka guud iyo qalliinnada casriga ah ee Laparoscopic (Leysarka), kana soo shaqeeyay gudaha dalka iyo dibadda.

Dhakhtarku wuxuu sameyn doonaa qalliinnada:
✅ *Dhagaxaanta xameetida*
✅ *Burooyinka dhuunta, makaanka iyo naasaha*
✅ *Qabsinka*
✅ *Babasiirka iyo Fistulada*
✅ *Galaha, Sheelada iyo Herniada*
✅ *Gudniinka casriga ah*
✅ *Iyo burooyinka kala duwan ee jirka.*

F.G Qaliimahadan waa bilaash ama lacag la'aan ee ka faaideyso

Sidoo kale, wuxuu daaweeyaa burooyin badan oo aan qalliin u baahnayn.

Dhakhtarku wuxuu joogi doonaa muddo kooban, sidaas darteed kafaaideyso fursadaan oo isdiiwaangeli maanta adigoo la xiriiraya lambarada shaashada saaran.

*Gargaar Hospital* — Halka caafimaadkaaga lagu daryeelo adeeg casri ah iyo khubaro lagu kalsoon yahay.

Address

SOMALIA, SOOL, LAS'ANOD, MAIN Street
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar Hospital Las'anod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category