المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida

  • Home
  • Somalia
  • Mogadisho
  • المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida

المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida Hospital in Somalia - Muqadisho �

Jumma Wanaagsan.
20/08/2026

Jumma Wanaagsan.

Dhaqdhaqaaq xor ah wuxuu ka bilaabmaa daryeel sax ah, nagu soo booqo المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbit...
20/08/2026

Dhaqdhaqaaq xor ah wuxuu ka bilaabmaa daryeel sax ah, nagu soo booqo المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida Waxa heegan kuugu ah Dhakhtarka Lafaha & Qalliimadooda.

18/08/2026

Naas-nuujintu waa hadiyadda ugu horreysa ee hooyadu siiso ilmaheeda. Waxay door muhiim ah ka qaadataa koritaanka, difaaca jirka, iyo caafimaadka guud ee dhallaanka, iyadoo sidoo kale faa'iidooyin caafimaad u leh hooyada.

Soo dhawaaaw Dr hanaan Ahmed muuseWaxaan si farxad leh usoo dhaweeyneeynaa Dr hanaan oo ah dhaqtarad ku taqsustay cudara...
17/08/2026

Soo dhawaaaw Dr hanaan Ahmed muuse

Waxaan si farxad leh usoo dhaweeyneeynaa Dr hanaan oo ah dhaqtarad ku taqsustay cudarada haweenka iyo qaliimadooda dhaqatarada waxeey 10 sano ee lasoo dhaafay ushaqeeyneeysay shacabka soomaaliyeeed

Soo dhawaaaw

16/08/2026

Waxaan si mug leh iyo farxad leh u soo dhaweeyneeynaa Dr Hanaan oo ah dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda

Agaasinka caafimaadka

Jumma Wanaagsan! 🤲🕌
13/08/2026

Jumma Wanaagsan! 🤲🕌

Ma kugu adagtahay wax laqida kulan Dhakhtarkeena Cunaha • Dhegaha • Sanka & Qalliimadooda.
13/08/2026

Ma kugu adagtahay wax laqida kulan Dhakhtarkeena Cunaha • Dhegaha • Sanka & Qalliimadooda.

Isbitaalka wuxuu raadinayaa Dhakhtar Maqaarka (Dermatologist) oo aqoon iyo khibrad leh, si uu uga mid noqdo kooxdayada c...
13/08/2026

Isbitaalka wuxuu raadinayaa Dhakhtar Maqaarka (Dermatologist) oo aqoon iyo khibrad leh, si uu uga mid noqdo kooxdayada caafimaadka.

Shuruudaha
Shahaado caafimaad oo la xiriirta iyo aqoonsi xirfadeed.
Ugu yaraan 3–5 sano oo khibrad ah.
Xirfad iyo karti wanaagsan oo ku aaddan daryeelka bukaannada.

📅 Waqtiga k**a dambaysta ah ee codsiga: 20-ka Agoosto 2026

📍 Isbitaalka Masarida (Egyptian Hospital)
Degfeer Road, Degmada Hodan
Muqdisho, Soomaaliya

📞 Nala soo xiriir:
+252 618 943 624
+252 619 444 000

📱 Follow Us:

Isbitaalka wuxuu raadinayaa Dhakhtar Indhaha (Ophthalmologist) oo aqoon iyo khibrad leh, si uu uga mid noqdo kooxdayada ...
12/08/2026

Isbitaalka wuxuu raadinayaa Dhakhtar Indhaha (Ophthalmologist) oo aqoon iyo khibrad leh, si uu uga mid noqdo kooxdayada caafimaadka.

Shuruudaha
Shahaado caafimaad oo la xiriirta iyo aqoonsi xirfadeed.
Ugu yaraan 3–5 sano oo khibrad shaqo ah.
Kartida bixinta daryeel caafimaad oo tayo leh iyo la macaamil wanaagsan oo bukaannada ah.

📅 Waqtiga k**a dambaysta ah ee codsiga: 20-ka Agoosto 2026

📍 Isbitaalka Masarida (Egyptian Hospital)
Degfeer Road, Degmada Hodan
Muqdisho, Soomaaliya

Kelyuhu waa xubno muhiim u ah jirka. Si aad u ilaaliso caafimaadka kelyahaaga, raac talooyinkan.
11/08/2026

Kelyuhu waa xubno muhiim u ah jirka. Si aad u ilaaliso caafimaadka kelyahaaga, raac talooyinkan.

Address

شارع ترابونكا/taraboonka
Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to المستشفي المصري بمقديشيو —إتحاد الأطباء العرب—Isbitaalka masaarida:

Shortcuts

Share

Category