ABUBASHIR HOSPITAL

ABUBASHIR HOSPITAL Your health, our priority – Abubashir Hospital, Mogadishu’s trusted private care. Waan daaweynaa, Allaha ayaase bogsiiya.

26/05/2026

🌙✨ Ciidul Adxa Mubarak ✨🌙
Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, waxaan dhammaan ummadda Islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh. 🤍

✨ Farxadda Ciidda iyo caafimaadka wanaagsan ayaan idiin rajeynaynaa.Ciid Mubarak! 🤍🐪
26/05/2026

✨ Farxadda Ciidda iyo caafimaadka wanaagsan ayaan idiin rajeynaynaa.
Ciid Mubarak! 🤍🐪

Daaweynta Burkiitada CaruurtaSoo Booqo Qeybta Caruurta
25/05/2026

Daaweynta Burkiitada Caruurta
Soo Booqo Qeybta Caruurta

Daaweynta Cudurada Kudhaca Wadnaha Nagu Soo Booqo Qeybta Cudurada Guud
24/05/2026

Daaweynta Cudurada Kudhaca Wadnaha
Nagu Soo Booqo
Qeybta Cudurada Guud

Daaweynta Calool Fadhiga CaruurtaNagu Soo Booqo Qeybta Caruurta
21/05/2026

Daaweynta Calool Fadhiga Caruurta
Nagu Soo Booqo
Qeybta Caruurta

Latacalida Hooyada Urka lehNagu Soo booqo Qeybta Haweenka
17/05/2026

Latacalida Hooyada Urka leh
Nagu Soo booqo Qeybta Haweenka

📱🏥 ONLINE CONSULTATION – Hadda adigoo gurigaaga jooga ayaad kula xiriiri kartaa dhaqtarkaaga si fudud oo ammaan ah.✔️ Ta...
13/05/2026

📱🏥 ONLINE CONSULTATION –
Hadda adigoo gurigaaga jooga ayaad kula xiriiri kartaa dhaqtarkaaga si fudud oo ammaan ah.
✔️ Talabixin caafimaad
✔️ Daaweyn iyo la-tashi fudud
✔️ Daryeelka kilyaha, kaadimareenka & taranka ragga
📞 WhatsApp: +252 61 5830 555
☎️ 2055 | +252 61 5296 650
🏥 Abu Bashir Hospital – Caafimaadkaaga meel kasta ayaan kula joognaa. 💙

12/05/2026

Shaqo adag, qalbi naxariis leh, iyo adeeg joogto ah — waa astaanta kalkaaliyeyaasha caafimaadka. 🌟
Happy International Nurses Day!

International Nurses Day dhammaan kalkaaliyeyaasha dadaalka badan!
12/05/2026

International Nurses Day dhammaan kalkaaliyeyaasha dadaalka badan!

Xerista & Dhaqista IlkahaNagu Soo Booqo Qeybta Dentalka
10/05/2026

Xerista & Dhaqista Ilkaha
Nagu Soo Booqo Qeybta Dentalka

09/05/2026

Waa Maalinka Caalamiga ah ee Wacyigelinta Kansarka Ugxan-sidaha. 🌸
Caafimaadka haweenku waa tiirka bulshada. Ha dhayalsan calaamadaha bilowga ah. Isbitaalka Abu Bashiir waxaa idiin diyaar ah Dr. Bashiir Cabdullaahi Xuseen oo ah khabiir ku takhasusay cudurada haweenka, si uu kuu siiyo latalin dhammaystiran iyo daryeel tayo leh.
Ogaanshaha h**e waa badbaado! 🩺✨
"

Address

385V+3C Mogadishu
Mogadisho
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABUBASHIR HOSPITAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to ABUBASHIR HOSPITAL:

Share

Category