26/07/2026
🏥 QALIIN LAPAROSCOPIC AH – DARYEEL CAAFIMAAD, NATIIJO WANAAGSAN
Waxaan hab casri ah Qaliin ugu sameynay bukaan muddo dheer la xanuunsanaa dhibaato la xiriirta xameetida, (qaliin Laparoscopic Surgery ah).
Qaliinka waxaa loo sameeyay si casri oo ammaan ah, iyadoo la adeegsanayo habka qalliinka dalool-yar (Laparoscopic Surgery).