Samakaal Hospital

Call Directions Contact the practice

Samakaal Hospital Samakaal Hospitaal Waa isbitaal taqasusi ah waxaadna ka heli kartaa dhaqaatiir qibrad u leh

17/10/2026

Dr amin samakaal. Dhaqtarka caruurta Samakaal Hospital

16/10/2026

Hooyo, ilmahaagu ma ku daahay fadhiga ama socodka?**

Dr Amin Samakaal ayaa kuu sharxaya CP, muhiimadda qiimaynta h**e iyo sida physiotherapy-gu u caawin karo horumarka ilmaha.

16/10/2026

Qeybta hooyada iyo dhalaanka Samakaal Hospital

15/10/2026

Way sahlantahay inaad inkirto inaad shalay bidaar lahaan jirtay!

14/10/2026

Hooyo Samakaal Hospital waxad ka heleysa maxariis iyo daryeel

14/10/2026

Qaliinka baabasiirka o leysar ah ayaad ka heli kartaa samakaal hospital

14/10/2026

Maan beeri beri shalanleyso

πŸ† GOLAHA ABWAANADA SOOMAALIYEED OO BILLAD SHARAF GUDDOONSIIYEY ISBITAALKA SAMAKAAL HOSPITALGolaha Abwaanada Soomaaliyeed...
13/10/2026

πŸ† GOLAHA ABWAANADA SOOMAALIYEED OO BILLAD SHARAF GUDDOONSIIYEY ISBITAALKA SAMAKAAL HOSPITAL

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa billad sharaf iyo maamuus guddoonsiiyey Isbitaalka Samakaal Hospital, iyagoo ku abaalmariyey dadaalka joogtada ah, garab istaagga iyo taageerada uu isbitaalku u muujiyo abwaannada Soomaaliyeed iyo guud ahaan bahda fanka.

Billaddan sharafta leh waxay astaan u tahay xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Isbitaalka Samakaal iyo hal-abuurka Soomaaliyeed, iyo doorka uu isbitaalku ka qaato daryeelka caafimaadka iyo garab istaagga dadka qiimaha weyn ugu fadhiya dhaqanka, suugaanta iyo fanka dalkeenna.

Maamulka Samakaal Hospital wuxuu mahadnaq ballaaran u jeedinayaa Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo aqoonsaday dadaalka iyo kaalinta isbitaalku ku leeyahay taageerada bahda fanka.

Waxaan sii xoojin doonnaa dadaalkeenna ku aaddan daryeelka caafimaadka, taageerada iyo garab istaagga abwaannada iyo bahda fanka Soomaaliyeed.

πŸ’™πŸ§‘ Samakaal Hospital – Daryeel Caafimaad iyo Garab Istaag Bulsho.

13/10/2026

Dr_ka lafaha Samakaal Hospital iyo hooyo somaliyeed o u mahad celinaysa

12/10/2026

Hooyo, Samakaal Hospital waxa uu danaynayaa inaad farxad iyo degganaan ku umusho. Daryeelkaaga iyo kan ilmahaaga waa mudnaantayada. πŸ’™

Address

Degmada Hodan
Mogadisho

Telephone

+252617699929

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samakaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Samakaal Hospital:

Shortcuts

Share

Category