Dr-Baaris Lab Diagnostic Center

Dr-Baaris Lab Diagnostic Center Dr-Bariis Lab Diagnosic Center

Jimco wanaagsan asxabteyda
30/08/2024

Jimco wanaagsan asxabteyda

27/08/2024

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨!

Xafiiska xariirka dadweynaha ee jaamacada *juba* ayaa hambalyo u diriraayo dhamaan ardayda ka.gudubtay *National* *Seconadary* *Exam*
Jaamacada ayaa ugu talagashay fursad *deeq* *waxbarasho* oo leh dhaman 8 kuliyadood ee jaamacad ka koobantahay

Secondary Exam results


is open
year 2024-2025
centre 850025/0612333961/0612333962

Waxaan halkan hambalyo farxad leh ugu dirayaa πŸ‘ asxaabtayda oo qayb ka mid ah riyadoodii ahayd diyaarinta shahaadada Bac...
27/08/2024

Waxaan halkan hambalyo farxad leh ugu dirayaa πŸ‘ asxaabtayda oo qayb ka mid ah riyadoodii ahayd diyaarinta shahaadada Bach labaad ee jaamacadda ay si guul ah u rumowday. H**e u soco halgankaaga si aad u dhisto mustaqbalkaaga wanaagsan.
Ku raaxayso maalintaada. Ka farxi qorrax ka soo baxa iyo qorrax dhaca kasta inta aad nooshahay.
Ballanteenu waxay noqon doontaa shahaadada Masterka haddii Eebbe idmo. Waad ku mahadsan tahay akhlaaqdaada wanaagsan iyo dhaqankaaga.
Thanks Juba University of Science & Technology j

Waxaa halkaan hambalyo kal iyo laab ah udirayaa saxiibkeyga Mariya cusmaan shariif  oo heerkiisa 1aad ee jaamacada ee us...
25/08/2024

Waxaa halkaan hambalyo kal iyo laab ah udirayaa saxiibkeyga Mariya cusmaan shariif oo heerkiisa 1aad ee jaamacada ee usoo idlaatay congratulations sister cilmiga aaad baratay alaha kaaga dhigo mid Dalkaaga aad ku anfacdo πŸŽ‰πŸ₯³πŸ‘

Dhamaan ardeyda  fasalka 12aad ee iskuulada dhameysay guul ayaa idin rajeynaa meylkasta aad joogtaa insha allah guul wac...
24/08/2024

Dhamaan ardeyda fasalka 12aad ee iskuulada dhameysay guul ayaa idin rajeynaa meylkasta aad joogtaa insha allah guul wacan

Waxaa halkaan hambalyo kal iyo laab ah udirayaa wiilkaa abtiga u ahay Maxamed Saciid Xassan cabdulle oo ku baasay Fasalk...
22/08/2024

Waxaa halkaan hambalyo kal iyo laab ah udirayaa wiilkaa abtiga u ahay Maxamed Saciid Xassan cabdulle oo ku baasay Fasalka 8aad ee usoo idlaatay congratulations wilkeyg wax barasha marwalbo Allah kugu guleyo sidaan oo kale πŸŽ‰πŸ₯³πŸ‘

Asc Dhamaan umada somaliyeed waaa Muhiim waxaa laga codsanayaa dhiiga iney  Sadaqeystaa Dhamaan diiga oo dhan Qof walbo ...
03/08/2024

Asc Dhamaan umada somaliyeed waaa Muhiim waxaa laga codsanayaa dhiiga iney Sadaqeystaa Dhamaan diiga oo dhan Qof walbo oo ah dhiigiisa
1. O-
2. A-
3. B-
4. AB-
Waxaan laga cod sanyayaa in ay garaan isbitaallada kala ah
Digfeer
Madiina
Kalkaal
Iyo isbitaalaha kale
Badnaadi qofka walaalkaa oo Muslim ka ah

03/08/2024

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allah unaxriisto inta ku dhamatay qaraxa ka magada Mogadishu
Sawar iyo inaa Allah kasiyo inta dhimatay janada Allah ku waraabiyo

Address

Suuqaweyn
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-Baaris Lab Diagnostic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share