Dr Nasra Gar Gaar

Call Directions Contact the practice

Dr Nasra Gar Gaar MBBS, MD-OBS/GYN, MRCOG | Obstetrician & Gynecologist

09/09/2026

𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐥𝐦𝐦𝐚𝐡𝐚.

09/09/2026

Waxaan si diirran ugu soo dhoweynaynaa 𝗗𝗿. 𝗡𝗮𝘀𝗿𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗚𝗮𝗮𝗿, oo ah dhakhtar ku takhasustay Cudurrada Haweenka iyo Dhalmada (𝗢𝗯𝘀𝘁𝗲𝘁𝗿𝗶𝗰𝗶𝗮𝗻 & 𝗚𝘆𝗻𝗮𝗲𝗰𝗼𝗹𝗼𝗴𝗶𝘀𝘁), kuna soo biirtay Isbitaalka Oasis .

Dr. Nasra waxay qayb ka noqon doontaa bixinta daryeel caafimaad oo tayo leh, gaar ahaan caafimaadka haweenka, uurka iyo dhalmada.

📞 Ballan qabso: +252 613 648 200

📍 Waddada Cabdiqaasim, Degmada Hodan – Muqdisho

09/09/2026

Laga bilaabo 𝐒𝐚𝐛𝐭𝐢 – 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬, 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡 𝟒:𝟎𝟎 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚 𝟏𝟎:𝟎𝟎 𝐇𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐧𝐢𝐦𝐨. waxaa diyaar kuugu ah xaruunteen dhakhaatiirta kala ah 𝐃𝐫 𝐍𝐚𝐬𝐫𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚, 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐫 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐫𝐚𝐥𝐞 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐤𝐞𝐥𝐲𝐚𝐡𝐚.

Haddii aad u baahan tahay la-talin caafimaad ama baaritaan, nagu soo booqo waqtiga adeeggu furan yahay.

09/09/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐞𝐲 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡

29/05/2026
Hooyo kasta waxay mudan tahay in la dhageesto la fahmo lahana taageero
28/05/2026

Hooyo kasta waxay mudan tahay in la dhageesto la fahmo lahana taageero


26/05/2026
Isku furan (Obstetric Fistula) waa dhaawac culus oo saameeya nolosha haweenka, balse waa la daweyn karaa. Wacyigelin iyo...
23/05/2026

Isku furan (Obstetric Fistula) waa dhaawac culus oo saameeya nolosha haweenka, balse waa la daweyn karaa. Wacyigelin iyo daryeel caafimaad ayaa badbaadin kara nolol badan. World Fistula Day🌍

Nasra Gar Gaar

22/05/2026

Preeclampsia waa dhiigkar khatar ah oo ku dhaca hooyada uurka leh. Calaamadaha waxaa ka mid ah madax xanuun, araga oo daciifa, iyo barar. World Preeclampsia Day.

26/04/2024

Waxaa diyaaar idin ku ahay oo igala so xariir kartaan Gar Gaar General Hospital .

Address

Mogadisho
Mogadishu

Telephone

+252619719223

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Nasra Gar Gaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Nasra Gar Gaar:

Shortcuts

Share