Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Call Directions Website Contact the practice

Isbitaalka Jaamacada Jazeera Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isbitaalka Jaamacada Jazeera, Hospital, Mogadishu.

Isbitaaka Jaamacada Jazeera waa Isbitaal ku yaala Jicadaha Seybiyaano ee degmada hodon, Magaalada Muqdisho wuxuuna hayaa daryeel caafimaad oo isugu jira Gargaarka deg dega, bukaan socod, bukaan jiif, dhalmo, qaliin iyo sheybaar, raajo iyo kombuyuutar. Isbitaaka Jaamacada Jazeera waxaa ka howl gala Dhakhaatiirta Cudurada Caruurta, Cudurada Guud iyo Uur kujirta, Dhakhtarada Haweenka, Dhakhaatiirta Qaliinka Guud, Qaliinka Lafaha, Qaliinka Caruurta iyo Dhakhtarka Cudurada Maqaarka

19/08/2026

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก
๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐šโ€™๐š๐š๐ง ๐€๐ก ๐จ๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐š-๐†๐จ๐ฒ๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š
Isbitaalka Jaamacada Jazeera wuxuu qabanayaa ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐š-๐†๐จ๐ฒ๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” Iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan dhakhaatiir khubaro ah oo ku takhasusay qalliinka lafaha iyo kala-goysyada, kana socda ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐š๐ฆ๐š๐Ÿ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ข๐ญ๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฅ
Waxaa loogu talagalay:
โ€ข Carruurta caga qalooca ku dhasha iyo dalbada
โ€ข Beddelidda kala-goysyada sida miskaha iyo jilibka
โ€ข Dib-u-hagaajinta kabka qaldamay
โ€ข Qallooca laf-dhabarta ee ku habboon qalliinka
๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐จ ๐‰๐ข๐๐ค๐š ๐’๐š๐ฒ๐›๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง๐จ, ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐‡๐จ๐๐š๐ง
๐“๐ž๐ฅ๐ž๐Ÿ๐จ๐จ๐ง: 619070001 / 619710002 / 627188254 / 627188255
Fadlan la wadaag bulshada si ay u gaarto bukaannada u baahan adeeggan.

Isbitaalka Jaamacadda Jazeera waxaa ku soo biiray ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜‡๐—ถ๐˜‡ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ, oo ah dhakhtar ku takhasusay ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ...
19/07/2026

Isbitaalka Jaamacadda Jazeera waxaa ku soo biiray ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜‡๐—ถ๐˜‡ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ, oo ah dhakhtar ku takhasusay ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ.
Dhakhtarku wuxuu bixinayaa adeegyada soo socda: qiimeynta iyo baaritaanka caafimaadka maskaxda, daaweynta xanuunnada dhimirka, la-talinta qoyska iyo shaqsiga, iyo daaweynta balwadaha.
Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir Phone: 61 9070001 Helpline: 1199

Haddaan nahay Maamulka, Dhakhaatiirta, iyo dhammaan Hawlwadeennada Isbitaalka Jaamacada Jazeera, waxaan hambalyo u diray...
26/05/2026

Haddaan nahay Maamulka, Dhakhaatiirta, iyo dhammaan Hawlwadeennada Isbitaalka Jaamacada Jazeera, waxaan hambalyo u diraynaa bukaannada aan u adeegno, qoysaskooda, iyo dhammaan umadda Islaamka ah munaasabadda barakaysan ee ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu caafimaad taam ah siiyo bukaannada oo dhan, ciiddana nooga dhigo mid xambaarsan farxad, nabad, iyo bogsiimo

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ

Isbitaalka Jaamacadda Jazeera waxaa diyaar kugu ah ๐——๐—ฟ. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ, oo ah Dhakhtarka Qalliimada Guud.๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜†...
29/04/2026

Isbitaalka Jaamacadda Jazeera waxaa diyaar kugu ah ๐——๐—ฟ. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ, oo ah Dhakhtarka Qalliimada Guud.

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต
โœ… Qalliimada Guud
โœ… Daaweynta dhaawacyada iyo nabarada
โœ… La-talinta xaaladaha u baahan qalliin

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir nambarka gaaban ee ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿต

Isbitaalka Jaamacadda Jazeera waxaa diyaar kugu ah ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ธ ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฒ, oo ah Dhakhtarka Cudurrada Guud iyo Uur-ku-...
29/04/2026

Isbitaalka Jaamacadda Jazeera waxaa diyaar kugu ah ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ธ ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฒ, oo ah Dhakhtarka Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta.

๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต:
โœ… Daaweynta cudurrada guud
โœ… Cudurrada Uur-ku-jirta
โœ… Macaanka & Dhiigkarka
โœ… Xanuunnada Kilyaha iyo Beerka

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir nambarka gaaban ee ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿต

Ciid Wanaagsan Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay ka joogaan Caalamka.
19/03/2026

Ciid Wanaagsan Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay ka joogaan Caalamka.

๐ŸŒ™ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธIsbitaalka Jaamacadda Jazeera wuxuu u rajaynayaa dhammaan ummadda Muslimka ah Ramadaan barakaysan.Bis...
18/02/2026

๐ŸŒ™ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Isbitaalka Jaamacadda Jazeera wuxuu u rajaynayaa dhammaan ummadda Muslimka ah Ramadaan barakaysan.

Bishan Ramadaan awgeed, Isbitaalku wuxuu bixinayaa ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ-๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€ ๐Ÿฏ๐Ÿฌ% ah adeegyada caafimaadka.

Ilaahay ha inooga yeelo bishan raamadaan caafimaad, naxariis iyo dembi dhaaf. Amiin.

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐Ÿคฒ

Ramadaan Mubaarak.
17/02/2026

Ramadaan Mubaarak.

๐ŸŒ™ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ

Jaamacaddu waxay u hambalyayneysaa maamulka, macallimiinta, ardeyda iyo dhamaan bulshada muslim ka ah bisha barakaysan ee ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.

Alle ha inaga aqbalo cibaadadeena.

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐Ÿคฒ

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Jaamacada Jazeera posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Isbitaalka Jaamacada Jazeera:

Shortcuts

Share

Category