Dr. Leila Deylaaf

Call Directions

Dr. Leila Deylaaf Dhakhtarka indhaha oo aqoon sare u leh maaraynta cudurrada indhaha iyo qalliinnada. Akhlaaq wanaagsan, taxaddar iyo feejignaan badan .

Caawisa haweenka, carruurta iyo kuwa liita.

16/06/2026

muuqaalkaan ayaan kaga hadlayaa tallaabooyinka muhiimka ah ee la qaadayo haddii isha ay soo gaaraan dhaawac ama chemicals.

Xaaladaha noocaan ah waxay u baahan karaan gargaar degdeg ah si loo ilaaliyo caafimaadka iyo aragga isha.

Nagu soo booqo Mogadishu Specialist Hospital haddii aad ka cabanayso cudurada la xirrira indhaha.
05/05/2026

Nagu soo booqo Mogadishu Specialist Hospital haddii aad ka cabanayso cudurada la xirrira indhaha.

30/03/2026

👁️ ka warqabka indhahaaga waa badbaadada aragaaga.

🗣️Muuqaal Ka Hadlaya Muhiimadda Ka Warqabka Iyo La Socoshada Indhaha Ama Araga Marka Ay Jirtay Xaalad Ama Ay Jirto Aragga Oo Wax Iska Badalay 👀

16/11/2025

💥 DIABETIC AWARENESS MONTH
wacyi gelin ku saabsan saamaynta cudurka sokorowga ku keeno indhaha.

16/08/2025

💥wacyi gelin ku saabsan aragga dadka waayeelka ah, iyo waxyaabaha bulshadu ka aaminsantahay-

03/08/2025

Dib ayaan uga howl billaabay Mogadishu Specialist Hospital
waana ka raalli-galinayaa bulshada igu xirnayd, muddadii aan shaqada bannaanka ah ku maqnaa:,

11/05/2024

Address

Via Taleex
Mogadishu
252

Telephone

+252617002198

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Leila Deylaaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share