16/05/2026
๐ก๐ผ๐๐ฎ ๐๐ถ๐ฎ๐ด๐ป๐ผ๐๐๐ถ๐ฐ๐ & ๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ต waxay si diirran usoo dhaweynaysaa ardayda ๐๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ, gaar ahaan qaybta ๐ฆ๐ต๐ฒ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ee ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐บ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐, kuwaas oo nasiib u yeeshay ๐ฆ๐๐๐ฑ๐ฒ๐ป๐๐ ๐ข๐ฟ๐ถ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ๐บ๐ฒ iyo tababarka shaqo ee xarunta.
Waa fursad ay ardaydu ku kobcinayaan aqoontooda, xirfaddooda, iyo fahamka dhabta ah ee shaqada sheybaarka casriga ah.๐งชโฐ
๐ ๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ:
+252 611 331 144
+252 615 976 982